Jubbaland oo shaacisay jadwalka doorashada lagu qabanayo Ceelwaaq

0

KISMAAYO (SMN) – Guddiga hirgelinta doorashooyinka dadban ee heer Dowlad Goboleed ee Jubbaland ( SEIT) ayaa xalay shaaciyey Jadwalka Kuraasta lagu qabanayo Ceelwaaq oo ah deegaan doorashada Labaad ee maamulkaasi.

Kuraastan oo 16 ah ayaa laga soo wareejiyey magaalada Garbahaarey, kadib go’aan kasoo baxay guddiga doorashooyinka ee heer federaal.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here