Sawirro: Maxaa looga hadlay shirka golaha wasiirada Puntland?

0

GAROOWE (SMN) – Madaxweyne Ku-xigeenka  Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta Shir-guddoomiyey Shirka todobaadlaha ah ee Golaha wasiirada maamulkaasi

Shirka ayaa waxaa todobaadkan looga hadlay amniga guud ee deegaanada Puntland iyo xaalada Dekedda Boosaaso.

Sidoo kale waxaa intii uu socday shirka lagu soo waaday dhismaha Goleyaasha deegaanka ee degmooyinka Ufayn, Qardho iyo Eyl iyo qodobo kale.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here