Wasiirka Batroolka oo looga yeeray xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

0

MUQDISHO (SMN) – Warqad kasoo baxday xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka, Dr Suleymaan Maxamed Maxamuud ayaa waxaa loogu yeeray wasiirka Batroolka iyo Macdanta Soomaaliya, Cabdirashiid Maxamed Axmed.

Wasiirka ayaa waxaa loo qabtay inuu xafiiska ku tego illaa maalinta Isniinta ah ee soo socota, si wax looga weydiiyo heshiiska shidaal baarista ah ee uu dhowaan saxiixay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here