Wasiirka Maaliyadda XFS oo kulan la yeeshay wafdi ka socday Canada

0

SHARMA SHEEKH (SMN) – Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Mudane Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa Magaalada Sharma Shiikh ee Dalka Masar waxa uu kulan miro-dhal ah kula yeeshay Wasiirka Horumarinta Caalamiga ah ee Dowladda Canada Mr. Harjit Sajjan iyo masuuliyiintii la socotay.

 

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray Hannaanka Isbadalka dib-u-habeynta Maaliyadda Soomaaliya iyo dhameystirka arrimaha deyn-cafinta.

Sidoo kale Wasiirka Maaliyadda ayaa sheegay in uu kala hadla  taageerada ay ka geysan karaan saameynta dhaqaale ee isbadalka cimilada oo Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka uu saameynta xoogan ku yeeshay.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here