Sawirro: Cabdikariin Xuseen Guuleed oo weli kulamo ka wada Koonfur Galbeed

0

BAYDHABO (SMN) – Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Somaliland Mudane Cabdikarim Xuseen Guuleed ayaa kulamo wadatashi ah la qaatay qaar ka mid ah Ururada Bulshada Rayidka iyo Odayaasha Dhaqanka Dowladd Goboleedka Koofur Galbeed.

 

Guuleed ayaa ka dhageystay arragtiyooyinka iyo fikradaha ay ka qabaan dib u billaabidda hanaanka Wadahadallada DFS iyo Somaliland.

Ergayga ayaa xubnaha ka qeybgalay kulanka uga warbixiyay sooyaalka Wadahadallada iyo Muhiimadda ay ugu fadhiyaan Umadda Soomaaliyeed,

Sidoo kale wuxuu intaasi ka dib ka dhageystay arragtiyadooda, ayagoona soo gudbiyay tallooyin aad u wanaagsan oo wax tar u leh Qorshaha Wadahadallada DFS iyo maamulka Somaliland.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here