Doon ay la socdeen tahriibayaal badan oo ku degtay xeebaha dalka Morocco

0

MOROCCO (SMN) – Faah-faahinpo dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa doon ay la socdeen tahriibayaal oo saacadihii lasoo dhaafay ku degtay xeebaha dalka Morocco

 

Ugu yaraan lix qof oo tahriibayaal ah ayaa dhintay kadib markii doonidii ay la socdeen ay kula degtay xeebaha dalka Marooko, sida ay qortay wakaaladda wararka ee MAP.

Sidoo kale waxa ay intaas ku dartay in doonidan ay ku dhacday jamal, lix qofna ay ku qaraqmeen. 48 kale ayaa ka badbaaday shilka doontan.

Dhanka kale, dowladda Morocco ayaa bilaabay howlgallo baaritaanno ah oo la xiriira dhacdada doontaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here