Guddoomiye Xasan Abshirow oo la kulmay wafdi ka socda dalka Japan

0

MUQDISHO (SMN) – Guddoomiyaha Guddiga Qaranka ee Shaqaalaha Rayidka Dowladda Mudane Xasan Abshirow Maxamed ayaa xafiiska ku qaabilay wafdi ka socda Hay’adda Iskaashiga Caalamiga ah ee Dalka Japan (Japan International Cooperation Agency – JICA).

 

Kulanka ayaa looga wadahadalay arrimaha Maamulka & Maareynta Shaqaalaha iyo sida Hay’adda JICA u taageeri lahayd Shaqaalaha Dowladda Soomaaliya.

Ugu dambayn, Guddoomiyaha ayaa wafdiga uga mahad celiyay booqashada ay ku yimaadeen Xarunta Guddiga Shaqaalaha Rayidka.

   

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here