
Muqdisho – Musharrax u taagnaa xilka Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Galmudug, Cabdimaalik Yuusuf Maxamuud, ayaa ku dhawaaqay inuu ka haray tartanka doorashada, isagoo ku eedeeyay Dowladda Federaalka Soomaaliya inay faragelin ku hayso hannaanka doorashada.




