Maamulka Gobolka Banaadir oo shir deg-deg ah ka yeeshay xaaladda Muqdisho

0

MUQDISHO (SMN) – Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa XALAY guddoomiyay Shir deg deg oo yeesheen maamulka sare ee gobolkada iyo maamullada Degmooyinka iyo Deegaanada Gobolka Banaadir.

 

Shirkan oo ah mid xasaasi ah ayaa waxaa goobjoog ahaa  Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda iyo Xoghayaha Guud ee Maamulka Gobolka Banaadir.

Intiisa badan waxaa shirka ayaa loogu hadlay xaaladihii ugu danbeeyay iyo saameynta dhibaatada ka dhalatay roobabka iyo daadadka El-Nino ee ka da’ay Caasimadda Muqdisho, soo celinta Nadaafada & Bilicda iyo dar-dargelinta Amniga Magaalada Muqdisho.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here