Muqdisho – Xarunta dhexe ee Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ayaa lagu qabtay kulan muhiim ah oo Guddiga Fulinta ee ururka, kaas oo uu shir-guddoomiyay Xoghayaha Guud, Dr. Xuseen Sheekh Maxamuud.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray u diyaar-garowga doorashooyinka soo socda ee Dowlad Goboleedka Galmudug.
Guddiga Fulinta ee JSP ayaa si aqlabiyad leh u go’aamiyay in Mudane Liibaan Axmed Xasan uu noqdo musharraxa rasmiga ah ee ururka u matalaya doorashada hoggaamiyaha Galmudug ee muddada 2026–2031.


![Nabadoonka Beesha Aadan Warsame ee Xawaadle oo lagu doortay Muqdisho [Sawirro]](https://shabellemedia.com/wp-content/uploads/2026/07/yaab-150x150.png)
