Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo u baxay safar dibadeed + Ujeedka

0

MUQDISHO (SMN) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta ka ambabaxay garoonka Aadan Cadde, ayaga oo kusii jeeday magaaladda Nairobi ee Caasimadda Dalka Kenya.

 

Sheekh Aadan Madoobe ayaa ka qayb-galaya kulanka 17-Aad ee guddoomiyaaasha baarlamaanada wadamadda ku bahoobay
Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Africa (EAC).

Shirka oo maalinta beri si rasmi ah u furmi doona ayaa waxaa looga hadli doonaa xalinta caqabdaha hortaagan horumarinta Ajendayaasha ururka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here