Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay safiirka cusub ee Mareykanka

0

MUQDISHO (SMN) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa kulan la qaatay safiirka cusub ee dowladda Mareykanka usoo magacowday Soomaaliya Danjire  Richard H. Riley.

 

Safiirka ayaa ugu horeyn guddoomiyaha Golaha Shacabka uga mahadceliyay qaabilaada uu u sameeyay,isaga oo sheegay Inuu ku faraxsanahay in Soomaaliya loo soo magacaabo islamarkaana uu ka shaqeyn doono xoojinta xiriirka labada wadan.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe oo ugu horeyn safiirka kusoo dhoweeyay Soomaaliya ayaa waxa uu warbixin kooban ka siiyay horumarada Kala duwan oo ay dowladda Soomaaliya ku talaabsaneysa oo ay ka mid yihiin Amniga,dhaqaalaha Iyo ciribtirka Al-Shabaab.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here