Daawo: Booliska oo ka warbixiyay howlgalka xaafadda Dab-damiska

0

MUQDISHO (SMN) – Afhayeenka ciidanka booliska Soomaaliya ayaa faah-faahin dheeraad ah ka bixiyay howlgal burburin ah oo ay saaka ciidamada ku qaadeen Xaafadda Dab-damiska ee magaalada Muqdisho.

 

Cabdifitaax Aadan Xasan ayaa sheegay inta badan ay guureen shacabka, kuwii harayna ay gacan siinayaan ciidamada Booliska.

Sidoo kale waxa uu tilmaamay in muddadii loo qabtay shacabka ay ku ekayd maanta, isla markaana dhulkan laga dhisi doono xaruntii qaranka ee Dab-damiska.

“Dadkii degnaa dab-damiska way guureen inta harteyna booliska ayaa gacan siinaya, tirakoob uu sameyay booliska waxaa gubatey 147 goobood oo waayey dab-damis” ayuu yiri afhayeenka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here