Garoonka cusub ee degmada Balanballe oo xarigga laga jaray + Sawirro

0

Balanballe (SMN) – Madaxweyanaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye oo ay wehliso Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya Fardowso Maxamed Cigaal ayaa xarigga ka jaray garoonka diyaaradaha Degmada Ballanballe ee gobolka Galgaduud.

 

Qoor Qoor ayaa ku ammaanay bulshada iyo Dowladda Galmudug isku tashiga ay ku dhisteen Airport-kan, isagoo ballan qaaday in ay dowladdu dhammeystiri doonto waxyaabaha ka dhimman.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here