Muxuu yahay ujeedka shirka ka socda Muqdisho ee uu ka qaybgalayo Mw Xasan?

0

MUQDISHO (SMN) – Munaasabadda Daah furka Qoraalka qorshaha Isbadalka Qaranka ayaa ka socota Magaalada Muqdisho waxaana goob joog ah munaasabadda Madaxweynaha Qaranka oo isagu si rasmi ah u daah furaya Barnaamijkaan, Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda DanQaran iyo ku xigeenkiisa.

 

Golaha Wasiirada Xukuumadda, xildhibaanno, masuuliyiin ka socota Beesha Caalamka iyo Marti sharaf kale oo lagu casuumay ayaa sidoo kale ka qeyb galaya Munaasabadda.

Madaxweynaha iyo Madaxda kale ee Qaranka ayaa kormeeray qeybaha Laababka ee loo qeybiyey Barnaamijka isagoo Warbixin ka dhageystay Masuuliyiinta hormuudka ka ah qeybahaas.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here