Farmaajo: Qorshaha Xasan Sheekh wuxuu halis ku yahay midnimadda umadda Soomaaliyeed

0

MUQDISHO, Soomaaliya – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa soo saarey war-saxaafadeed uu dhaliilo ugu jeediyay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

 

Farmaajo ayaa damac waali ah ku tilmaamay qorshaha uu wado Madaxweynaha uu waqtigu kasii dhamaanayo ee Xasan Sheekh Maxamuud ee xukunka inuu gacantiisa kusoo aruuriyo iyo inuu u bedelo Gollaha Wadatashiga Qaran xisbi isagu leeyahay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here