Maxkamadda Gobolka Banaadir oo xukun ku riday Haweenay Soomaaliyeed

0

MUQDISHO – Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa shaacisay inay riday xukun adag oo ka dhan ah Caasho Macalin Mursal Cali kadib markii lagu helay dembi ah maalgelinta argagixisada, dhaqidda lacagaha sharci darrada ah, iyo taageeridda Al-Shabaab.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here