War-murtiyeedka Shirka Golaha Samatabixinta iyo Shacab ka caraysan Boobka dhulka 22/09/2025 0 Share on Facebook Tweet on Twitter MUQDISHO– War-murtiyeed ayaa kasoo baxay Shirka Golaha Samatabixinta ee Muqdisho, kaasoo ay ka qeybgaleen Shacab ka caraysan Boobka dhulka lagu hayo.