Askari Ka tirsan Dowladda oo Kabiir Dugsi Qur’aan ku dilay Xaafadda Ceelqaloow

0

MUQDISHO – Askari Ka tirsan Hay’adaha amniga Dowladda ayaa Kabiir Dugsi Qur’aan ku dilay Xaafadda Ceelqaloow, ee degmada Wadajir Maanta oo Axad ah.

 

Wariyaha Shabelle TV Zakariye Axmed Muuse oo goobta dilka ka dhacay tagey, ayaa kasoo waramay, isagoo la kulmay qoyska Kabiirka la dilay xili xaalad murugo ah ku jiraan.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here