Puntland oo baaq kasoo saartey xaaladda abaaraha ka dhashay Roob la’aanta – DAAWO

0

GAROWE, Soomaaliya – Maamulka Puntland ayaa baaq culus kasoo saarey xaaladda abaareed ee ka taagan gobolo katirsan Maamulka, oo saameyn ku yeelatay ku dhawaad hal milyan oo qof.

 

”Puntland waxaa soo wajahday xaalad abaareed oo aad udaran oo saameysay hal milyan oo qof,” Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor.

Ku-simaha Madaxweynaha, Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland H.E Ilyas Osman Lugatoor oo ay weheliyaan xubo ka tirsan Golaha Wasiirrada ayaa jeediyey qayladhaan ku saabsan xaaladda abaareed ee Puntland.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here