Dowladda Jarmalka oo si rasmi ah u aqoonsatay Baasaboorka Diblomaasiga ah ee Soomaaliya

0
Somalia flag combined with germany flag

BERLIN – Dowladda Jarmalka ayaa ku dhawaaqday inay si rasmi ah u aqoonsatay Baasaboorka Diblomaasiga ah ee Soomaaliya xili uu dalka uu dib usoo ceshanayo saameyntii uu ku lahaa caalamka.

 

May be an image of text

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here