MUQDISHO – Kulankan ayaa looga hadalay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin doorashada iyo khilaafka siyaasdeed oo udhaxeya xubnaha mucaaradka iyo dowlada federalka Soomaaliya.
War-saxaafadeed kasoo baxay xisbiga Himilo Qaran ayaa lagu sheegay in kulan loo hadlay tabashooyinka jira iyo xaaladaha siyaasadeed ee Dalka.





