Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya oo Daahfuray Shirweynaha Kaabeyaasha Dijitaalka ee Muqdisho

0

Muqdisho — Ra’iisul Waaaare Ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta daahfuray shirweynaha Kaabeyaasha Dhijitaalka, oo markii ugu horeysay lagu qabtay magaalada Muqdisho.

 

Shirkaan ayaa diirada lagu saaray aragti mideysan ee laga yeesho kaabeyaasha dhiijitaalka ee dowladda iyo sidii loo horumarin lahaa, iyada inta uu shirku socdo la filayo in lagu lafa-guro horumarka Hey”adaha Dhiijitaalka ah ee Dowladda.

Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Mudane Salax, ayaa sheegay in Adeegyadda dhiijitaalka ah ee dowlada ay yihiin kuwa waqtigaan Hormuudka u ah shaqada dowladda.

Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka Xukumadda, ayaa sheegay in dowladi xooga saarayso barnaamijyada casriyeenta howlaha dowladda ee dhanka Dhiijitaalka ee Dowladda.

May be an image of one or more people, people studying, dais and textMay be an image of one or more people, newsroom, dais and text

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here