Xisbiga Himilo Qaran oo cambaareeyay xabsi guri iyo qafaal siyaasadeed

0

Muqdisho – Xisbiga Himilo Qaran ayaa si adag u cambaareeyay xabsi guri iyo qafaal siyaasadeed oo loo gaystay taliyihii ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, Sarreeye Gaas Mahad Cabdiraxmaan Aadan.

 

Warsaxaafadeed kasoo baxay xisbiga ayaa lagu sheegay in tallaabadaasi ay tahay mid ka hor imaanaysa sharciga iyo nidaamka cadaaladda dalka.May be an illustration of map and textMay be a doodle of text

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here