Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo doortay Gudoomiye KMG ah

0

BAYDHABO – Xasan Cabdi Nuur Aalbaro ayaa loo doortay Godoomiyaha Kumeel gaaarka ah ee Baarlamaanka Koonfur Galbeed.

 

Xildhibaanada Baarlamanaka 3aad ee Koonfur Galbeed ayaa Maanta markii la dhaariyay doortay Gudoonka KMG ah, iyadoo la filayo inay dhawaan doortaan gudoomiyaha rasmiga ah.

Doorashaddan ayaa kusoo aadaysa xili Baydhabo ka jirto xiisad dagaal, iyadoo Ciidamada dowladda iyo kuwa beeleed ay kusii jeedaan magaalada oo dhinacyo kala duwan uga yimid.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sheegay in dalka kaliya laga qaban karo doorasho qof iyo cod ah, taasoo uu sheegay in madaxdii saxiixday heshiiska uu kamid yahay Lafta-Gareen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here