Guddoomiye Muungaab oo ka hadlay lahaanshaha Muqdisho

0

Muqdisho – Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen Muungaab, ayaa sheegay in magaalada Muqdisho ay tahay hanti ay si wadajir ah u leeyihiin dhammaan shacabka Soomaaliyeed, isla markaana aysan jirin cid gaar u sheegan karta.

 

Muungaab ayaa hadalkan ku nuuxnuuxsaday muhiimadda midnimada iyo wada lahaanshaha caasimadda dalka, isagoo xusay in Muqdisho ay tahay xarunta shacabka Soomaaliyeed oo dhan, DAAWO.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here