Afar xildhibaan oo lagu doortay magaalada Dhuusamareeb + Sawirro

0

DHUUSAMAREEB (SMN) – Guddiga doorashada golaha shacabka ee maamul goboleedka Galmudug ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ku qabtay doorashada illaa afar xildhibaan.

Xildhibaannada maanta la doortay ayaa kala ah, Xuseen Maxamed Nuur, Mustaf Sheekh Cali Dhuxuloow, Cabdisamad Macallin Maxamuud iyo Dayax Axmed Cumar.

Doorashooyinka golaha shacabka ayaa haatan ku socda sidii loogu tala galay, waxaana lagu wadaa in lagu soo gabagabeeyo muddadii loo cayimay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here