Nuxurka War-murtiyeed ka soo baxay shirka golaha Wadatashiga Qaranka

0

DHUUSAMAREEB (SMN) – Magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug waxaa xalay lagu soo gabagabeeyay shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee u dhexeeyay dowladda dhexe, dowlad goboleedyada marka laga reebo Puntland iyo gobolka Banaadir.

 

Shirkan ayaa waxaa guddoomiyay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo muddo ku sugan caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb, waxaana sidoo kale ka qayb-galay Ra’iisul wasaaraha XFS Xamza Cabdi Barre, madaxda maamul goboleedyada iyo Duqa Muqdisho.

Qodobo dhowr ah ayaa ka soo baxay shirka, kuwaas oo dhinacyadu ay isku af garteen, waxaana ugu waa waynaa dardar-gelinta dagaalka Al-Shabaab, arrimaha deyn cafinta joojinta dagaalka Laascaanood iyo in la xoojiyo wada shaqeynta labada dhinac

Bayaanka kasoo baxay shirkan ayaa u qornaa sidan:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here