Akhriso: Ra’iisul wasaare Xamza oo magacaabay guddi heer wasiir ah

0

MUQDISHO (SMN) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa magacaabay Ergada gaarka ah ee Ololaha Doorashada guddiga Midowga Afrika oo ay u sharxantahay Xildhibaanad Foosiyo Xaaji Aadan.

 

Xubnaha la magacaabay ayaa kala ah

1- Mudane Daa’uud Aweys Jaamac wasiirka wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS.

1-Dr. Ismaaciil Jimcaale Calasow lataliye Sare.

Sidoo kale Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa guddi heer wasiir ah u magacaabay qabanqaabada Ololaha Doorashada guddiga Midowga Afrika.

1-Mudane Biixi Imaan Cige                           Xubin
2- Mudane Daa’uud Aweys Jaamac             Xubin
3- Mudane Cabdirisaaq Cumar Jaamac Xubin
4- Mudane Cabdullaahi Axmed Jaamac Xubin
5- Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali               Xubin

6- Mudane Cali Maxamed Cumar.                  Xubin

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here