Aqriso: Liiska musharixiinta madaxweynaha ee is-diiwaangeliyey

0

MUQDISHO (SMN) – Diiwaangelinta xubnaha murashaxiinta madaxweynaha ayaa gelinka dambe ee maanta lasoo gabagabeeyey, kadib saddex maalin oo ay ka socotay Aqalka Sare.

Illaa 39 murashax ayaa is-diiwaangeliyay oo mid uun ay haweeney tahay, waana tiradii ugu badneyd ee abid isu sharraxda xilka madaxweynaha Soomaaliya.

Sanadkii ku soo xigay wuxuu ahaa 2004, markaas oo ay tartanka madaxweynaha isku soo taageen 26.

Halkan hoose ka aqriso:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here