Madaxweynaha maamulka Galmudug oo magacaabay wasiiro cusub

0

DHUUSAMAREEB (SMN) – Madaxweynaha Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa magacaabay wasiiro cusub oo ka mid noqonaya Golaha Wasiirada maamulkaasi

 

Dr. Yaasiin Cabdi Jaamac ayaa loo magacaabay wasiirka caafimaadka Galmudug, halka Shariif Maxamuud Cali loo magacaabay wasiiru dowlaha wasaaradda tamarta & biyaha.

Sidoo kale wareegtadan ayaa waxaa lagu faray dhammaan hay’adaha kala duwan ee Galmudug inay la shaqeeyaan labada mas’uul ee haatan la soo magacaabay.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here