Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

Shabelle Media Network

11114 POSTS 1 COMMENTS

WARAR KALE

Ra’iisul Wasaaraha Suudaan oo sheegay in wada-hadallada siyaasadeed ay dhawaan bilaabanayaan

Khartoum, Suudaan – Ra’iisul Wasaaraha Suudaan, Kamil Idris, ayaa Axaddii sheegay in wada-hadallo Suudaani ah ay “dhawaan” bilaaban doonaan, kuwaas oo lagu doonayo in...

Taliska Baydhaba ee Ciidanka Dowladda oo Sheegay inay Fashiliyeen Weerar lagu soo qaaday Magaaladaasi

Baydhabo – Dagaal culus ayaa saakay ka dhacay magaalada Baydhabo ee xarunta maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, iyadoo Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay sheegeen inay...

Somaliland oo ka soo horjeedda booqashada Qaramada Midoobay ay ku tagtay Laascaanood

Hargeysa - Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee maamulka Somaliland ayaa dhaleeceysay booqashada wafdi sare oo ka socda Qaramada Midoobay ay ku tageen Laascaanood, oo ah...