Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

Shabelle Media Network

11066 POSTS 1 COMMENTS

WARAR KALE

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Shir Guddoomiyay Kulanka Guddiga Joogtada ah

Muqdisho – Kulanka Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka dhacay xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa, waxaana...

Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka iyo UNDP oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga

Muqdisho – Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka (GMXIQ), Dr. Maryam Qasim, ayaa maanta Muqdisho kula kulantay Wakiilka cusub ee UNDP Soomaaliya, Christophoros...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Xarigga Ka Jaray Dugsi Gabdho Loogu Talagalay oo Laga Hirgeliyay...

Muqdisho – Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa xarigga ka jaray Dugsiga Sheekh Cismaan Xiddig oo...