Axmed Madoobe iyo Beesha Caalamka oo ka wada-hadlay doorashooyinka

0

KISMAAYO (SMN) – Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam, (Axmed Madoobe) ayaa hab maqal iyo muuqaal ah kulan kula qaatay masuuliyiinta Xafiiska QM ee Soomaaliya iyo Wakiilada Maraykanka Ingiriiska iyo Midowga Yurub.

Kulanka ayaa lagaga hadlayay arimaha Doorashooyinka gaar ahaan bilaabida Doorashada golaha shacabka.

Wakiilada beesha caalamka ayaa haatan wada dadaallo xoogan oo lagu dardar-gelinayo doorashada baarlamaanka Soomaaliya oo muhiim u ah mida madaxweynaha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here