Banaanbax lagu taageerayo dhameystirka Dastuurka oo ka socda Muqdisho

0

MUQDISHO (SMN) – Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka waxaa haatan ka socda dibad-bax ballaaran oo lagu taageerayo dhameystirka dastuurka KMG ka ah ee dalka.

 

Dibadbaxan oo ka billowday taalada Daljirka Daahsoon ayaa waxaa soo qaban-qaabiyay maamulka gobolka Banaadir, waxaana ka qayb-galaya shacab iyo mas’uuliyiin.

Sidoo kale waxaa la xiray dhammaan waddooyinka soo gala taalada Daljirka Daahsoon oo ku taalla degmada Boondheere ee gobolka Banaadir.

Halkan hoose ka daawo:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here