Dowladda Soomaaliya oo qalab caafimaad kala wareegtay IGAD
MUQDISHO (SMN) - Wasiiru dowlaha Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Maryama Maxamed Xuseen ayaa agab Computer-ro ah kala wareegtey Urur goboleedka IGAD.
Munaasabadda lagula wareegayey qalabka waxaa goobjoog ka ahaa xubno ka socdey Urur goboleedka IGAD, agaasime waaxeedyo ka tirsan Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, qaar ka mid ah shaqaalaha Wasaaradda iyo xubno...
Madaxweyne Xasan “Waa in aan sare u qaadnaa aqoonta culuumta badaha”
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jahmuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo xarunta Madaxtooyada Qaranka uga qayb galay Munaasabad lagu shaacinayay 40 Arday oo ku guuleystay waxbarasho bilaash ah oo heer PhD ah ayaa kula dardaarmay in ay si hufan uga faa’iideystaan fursaddan muhiimka ah, si ay bilow ugu noqdaan Jiil dadkooda uga faa’iideeya soo saarista kheyraadka ka buuxa Baddeenna.
Ardaydaan...
Wasiir ku xigeenka caafimaadka oo soo dhaweyn u sameeyay hoggaanka Awdal State
MUQDISHO (SMN) - Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda caafimaadka XFS DR. Maxamed Xasan Maxamed iyo Xildhibaanada labada gole ee Dowladda Soomaaliya ku metela Maamulka Awdal State ayaa xalay kulan casho ah magaalada Muqdisho ugu sameeyay labada hogaamiye ee Awdal State Dr Cabdisamad Nageeye iyo Cali Baxar.
Ujeedka kulanka ayaa ahaa in labada hogaamiye la isku keeno si ay ugu midoobaan midnimada iyo...
DF Soomaaliya oo soo saartay warbixin ka kooban 29 qodob
Warbixinta Toddobaadlaha ee
Dowladda Federaalka Soomaaliya
Muqdisho, Khamiis, 15 February, 2024.
1- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Muqdisho ku qaabilay Kaaliya Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Mareykanka u qaabilsan Arrimaha Afrika Molly Phee oo ay ka wadahadleen xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada dal.
2- Madaxweyne Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud iyo Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Mareykanka...
Somalia inks MoU with US for the building of five military bases
MOGADISHU, Somalia - In a ceremony presided over by President Hassan Sheikh, the United States and Somalia signed a Memorandum of Understanding (MoU) for the construction of five military bases for the Somali National Army (SNA) Danab Brigade.
The bases will be built in locations across the federal member states, namely Baidoa, Dhusamareb, Jowhar, Kismayo, and Mogadishu.
The President hailed the...
Soomaaliya iyo Mareykanka oo kala saxiixday heshiis milatari + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyey munaasabad lagu saxiixayey heshiiska tayeynta Ciidamada Soomaaliyeed oo ay kala sixiixdeen Dowladaha Soomaaliya iyo Maraykanka.
Madaxweynaha ayaa tilmaamay in heshiiskan uu horseedaya in Dowladda Maraykanku ay kordhiso taageerada iyo tababarrada Ciidamada Soomaaliyeed, gaar ahaan guutada sida gaarka ah u tababaran ee Danab ayaa waxaa xarummo tababar...
FESTU Delegation Meets with Parliamentary Committee On Social Services Developments
MOGADISHU, Somalia --- Four senior leaders of the Federation of Somali Trade Union led by General-Secretary Omar Faruk Osman has appeared before the Parliamentary Committee on Social Services Developments, which covers labour issues, to discuss the ongoing legislative deliberations of Somalia's draft revised labour code.
The trade union delegation emphasised the necessity of repealing the outdated 1972 labour code and...
Kenya drags on its feet to reopen border as Somalia joins EAC
NAIROBI, Kenya - The formal admission of Somalia into the East African Community has elicited mixed feelings in the region, with immediate neighbour Kenya seen to remain cautious about opening its borders.
Somalia was formally admitted to the EAC on November 24, after the Summit of the East African Community Heads of State at their 23rd Ordinary Meeting in Arusha, considered...
Kenya oo diiday inay furto xadka ay la wadaagto Soomaaliya + Sababta
NAIROBI (SMN) - Ku biirista Soomaaliya ee Ururka Bulshada Bariga Afrika sanadkii tagey ayaa aad looga soo dhaweeyay dalalka gobolka geeska afrika, iyadoo Kenya ka caga-jiidayso furista xuduudaheeda, taasoo cabaqad ku noqonaysa is-dhexgalka shacabka wadamada xubnaha ka ah ururka dhaqaalaha.
Soomaaliya ayaa si rasmi ah loogu ogolaaday in ay xubin ka noqoto Bulshada bariga Afrika 24-kii Nofembar, kadib markii uu...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku wajahan Itoobiya + Ujeedka
KISMAAYO (SMN) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo hoggaamiyaha Jubbaland Axmed Madoobe oo maanta shir jaraa'id u qabtay Wariyeyaasha ayaa ka warbixiyay kulamo ay ku yeesheen magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.
Ugu horreyn waxaa goobta ka hadlay Axmed Madoobe oo madaxweyne Xasan uga warbixiyay dagaallada ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka socda deegaanada Jubbaland.
Sidoo kale wuxuu ka...










