Somalia’s spy agency arrests 8, including Ugandan linked to Al-Shabaab
MOGADISHU, Somalia - The National Intelligence and Security Agency said it detained eight people in connection with the Al-Qaeda-linked militant group, Al-Shabaab.
In a statement, NISA said the suspects were traveling in a car that was intercepted in Afgoye, 30 kilometers west of Mogadishu while transporting electronics to Al-Shabaab.
A Ugandan is said to be among the captured men, who...
Somali president flies to Djibouti for talks with Somaliland leader
MOGADISHU, Somalia - The president of Somalia Hassan Sheikh is in Djibouti to resume talks with Somaliland leader Muse Bihi Abdi to resolve conflicts and reconciliation.
According to Daud Aweys, the country's information ministry the Interior and Trade ministers are part of the president's delegation arrived in Djibouti on Thursday morning.
Djibouti is hosting the talks, with Somaliland's President Muse Bihi...
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo u dhoofay dalka Jabuuti + Ujeedka
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa safar ugu ambabaxay magaalada Djibouti ee dalka Jamhuuriyadda Djibouti.
Ujeedka socdaalka Madaxweynaha ayaa ah in la sii ambaqaado dadaalka wadahadallka u dhexeeya DFS iyo Somaliland iyo xalinta colaadaha dalka ka aloosan.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa wafdiga uu horkacayo ka mid ah Wasiirka Arrimaha Gudaha ee DFS Mudane...
B.C. trucker found dead 4 days after completing delivery in Winnipeg, family friend says
WINNIPEG (SMN) – Farah Ali Mohamud's body was found Tuesday night, not far from where his truck was parked behind the Sherbrook Inn, according to a family friend. (Somali-Canadian Education and Rural Development Organization - image credit)
A long-haul truck driver from British Columbia, reported missing shortly after arriving in Winnipeg for a delivery on Friday, has been found dead,...
Maydka nin Soomaali ah oo laga helay magaallo ku taalla waddanka Canada
WINNIPEG (SMN) - Farah Ali Mohamud, ayaa habeenkii Talaadada meydkiisa laga helay guri ku yaalla magaalada WininBeeg ee dalka Canada.
Ninkan oo kamid ahaa Soomaalida ku shaqeysta gaadiidka Xamuulka ayaa la waysanaa mudo 4 maalin ah, waxaana wali la ogeyn sababta geeridiisa.
Farah oo 34 jir ahaa ayaa alaab kasoo qaaday Fankuufar, wuxuuna geeyay WininBeeg, iyadoo la filayay inuu dib ugu laabto...
Sawirro: Madaxweynaha Somaliland oo u ambabaxay dalka Jabuuti
HARGEYSA (SMN) - Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa maanta safar shaqo ugu baxay dalka Jamhuuriyadda Jabuuti.
Ujeedada safarkan ayaa ah in halkaas laga sii amba qaado wada-hadalladii u dhexeeyay Soomaaliya iyo Somaliland oo ku bilaami doona heer madaxweyneyaal.
Safarka shaqo ee Madaxweynaha iyo wefdigiisa, ayaa muddo kooban qaadan doona, waxana ku wehelinaya Wasiirrada Wasaaraddaha horumarinta...
Puntland oo raadineyso eedeysanayaal dil ka gaystay waqooyiga Gaalkacyo
GAALKACYO (SMN) - Taliska Ciidamada Booliska Puntland ayaa baadi-goobaya eedeysanayaal loo haysto inay dil ka gaysteen waqoogiga magaalada Gaalkacyo ee xatrunta gobolka Mudug.
Eedeysanayaasha oo kala ah wiil iyo aabihiisa ayaa waxaa lagu kala magacaabaa Xuseen Muuse Faarax iyo Maxamed Xuseen Muuse, sida uu shaaciyeay taliska Booliska Puntland.
Labada eedeysane ayaa loo haystaa inay dileen laba sarkaal oo ka tirsanaa Booliska...
Somali president vows to step up fight against terrorism in 2024
MOGADISHU - Somali President Hassan Sheikh Mohamud said his government will intensify the fight against al-Shabab terrorists in 2024.
The president who was addressing a town hall meeting in Mogadishu, the capital of Somalia, on Wednesday evening expressed confidence in the Somali security forces in their determination to stabilize the country.
The town hall meeting, which was broadcast live on social...
Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Somaliland oo ku kulmaya Jabtuuti
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Somaliland, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Muuse Cabdi ayaa filayaa inay maanta kulan foolka fool ah ku yeeshaan dalka Jamhuuriyadda Jabuuti, sida ay innoo xaqiijiyeen ilo wareedyo xilkas ah.
Labada madaxweyne ayaa saacadaha soo socda ka kala bixi doona magaalooyinka Muqsisho iyo Hargeysa, iyaga oo ka dagi doono caasimadda dalka Jabuuti.
Lama oga waxyaabaha rasmiga oo...
Mushaarka ciidamada Soomaaliyeed oo dib u eegis lagu sameynayo
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta ka qeyb galay kulan dadweyne oo ay soo qaban qaabisay Madasha Minbar initiative, isagoo ka jawaabay su’aalo ay weydiiyeen ka qeybgalayaasha.
Madasha ayaa looga hadlay mawduucyo xaasaasi ah oo la xiriira talaabooyinka waaweyn ee Dowladda Federaalka Soomaaliya qaaday sanadka 2023.
Madaxweynaha ayaa intii uu kulanka socday ka jawaabay...










