Madaxweyne Xasan Sheekh oo la guddoonsiiyey Abaalmarinta Hoggaamineed ee Afrika

Davos - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la guddoonsiiyey Abaalmarinta Hoggaamineed ee Afrika oo ay bixiso Africa House, munaasabad lagu qabtay magaalada Davos ee Switzerland.   Abaalmarintan ayaa lagu maamuusay hoggaaminta Madaxweyne Xasan Sheekh ee horumarinta dowlad-dhiska, dib u xoreynta iyo hirgelinta qorshaha dayn cafinta Soomaaliya. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo hadal ka jeediyey munaasabadda uu ku guddoomay...

Kenya Eases Visa Requirements for African Nationals, Excludes Somalia and Libya

NAIROBI, Kenya — Kenya has relaxed its visa requirements for African nationals, except those from Somalia and Libya, to boost regional integration and tourism, officials announced Wednesday.   The Kenyan Cabinet confirmed that all African passport holders, excluding Somalis and Libyans, can now enter the country without needing a visa. This policy aligns with recent initiatives by countries like Ghana, which...

Kenya oo ka reebtay Soomaaliya liiska dalalka dadkooda Fiiso la’aanta ku gali kara dalkaas

NAIROBI - Kenya ayaa ku dhawaaqday Go'aan la xiriira dal-ku-galka dalkaas oo loo fududeeyay dalalka Afrika, marka laga reebo Soomaaliya iyo Libya.   War-murtiyeedka Gollaha Wasiirada ayaa lagu sheegay in dhammaan dadka wata baasaboorada Afrika ay dalka Kenya ku gali karaan Fiiso la'aan, taasoo ah go'aan fiican oo horey ay u sameeyeen dhowr dal oo Ghana ugu dambeysay. Sababta looga reebay...

President Hassan Sheikh Wins Leadership Award in Davos for Somalia’s Progress

DAVOS, Switzerland - His Excellency President Hassan Sheikh Mohamud has been awarded the African Presidential Leadership Award by Africa House during a ceremony held in Davos, Switzerland today.   This recognition celebrates President Hassan Sheikh Mohamud’s leadership and steadfast commitment to advancing state building in Somalia. Under his leadership, Somalia has achieved historic milestones, including the lifting of the decades-long arms embargo,...

Trump halts U.S. Foreign Aid to Countries Including Somalia

Washington, D.C. – President Donald Trump has signed a temporary executive order halting all U.S. foreign aid programs for 90 days, pending a review to assess whether these programs align with his administration’s policy objectives.   The impact of this decision on Somalia remains unclear, as many foreign aid programs, including support for Somalia’s Danab commando forces and humanitarian aid initiatives,...

Mareykanka oo dhaqaalaha ka jaray dalal ay Soomaaliya ku jirto

WASHINGTON - Donald Trump ayaa saxiixay digreeto Madaxweyne ku-meel-gaarka ah ee hakinta dhammaan barnaamijyada gargaarka dibadda ee Mareykanka muddo 90 maalmood ah, iyadoo la sugayo dib-u-eegis si lag go'aaminayo in ay la jaanqaadi karaan yoolalka siyaasaddiisa.   Ma cadda sida go'aankan uu u saameyn doono Soomaaliya, maadaama Marykanka uu maalgeliyo barnaamijyo badan ay horey ugu oggolaadeen Kongareeska, waxaana kamid ah taageeradda...

Wasiirka Arrimaha Gudaha Finland oo booqatay Soomaaliya si xiriirka u xoojiso

MUQDISHO, Soomaaliya — Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya, Hamza Abdi Barre, ayaa maanta Marti-galiyay Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Finland, Mari Rantanen, magaalada Muqdisho, iyadoo uu kulanku diiradda saarayo xoojinta xiriirka labada dal, gaar ahaan iskaashiga amniga.   Kulanka ayaa ka dhacay xafiiska Ra'iisul Wasaaraha, halkaasoo Barre uu ku amaanay guulaha waaweyn ee Soomaaliya ka gaartay dagaalka ay kula jirto Al-Shabaab, isagoo tilmaamay guulihii...

Finish Interior Minister Visits Somalia To Deepen Ties

MOGADISHU, Somalia — Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre hosted Finland's Interior Minister Mari Rantanen in Mogadishu on Tuesday, aiming to fortify the bilateral relationship between the two nations with a special focus on security cooperation.   The discussions took place in the Prime Minister's office, where Barre praised the significant strides Somalia has made in its battle against Al-Shabaab, pointing...

Somali Airlines Ground Flights Over Government Dispute

MOGADISHU, Somalia — Somali airlines have announced they will ground all flights starting Jan. 22, escalating a standoff with the federal government, which heavily depends on flight taxes at Mogadishu's airport for revenue.   The decision follows months of unresolved disputes where airlines have voiced grievances over not only aviation policies but also the government's operational support, which they claim has...

WARAR KALE

Heavy Clashes Reported in Hiran Region Between Somali Forces and Al-Shabaab

BELEDWEYNE, Somalia - Intense fighting has erupted in Somalia's Hiran region, with Somali government forces, backed by local militias and Djiboutian peacekeeping troops (Hiil...

Dagaal culus oo ka socda gobolka Hiiraan iyo dowladda oo Guul ka sheegatay

BELEDWEYNE - Wararka laga helayo gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dagaal qaraar uu ka socdo deegaano katirsan gobolkaas, kaasoo u dhaxeeya Ciidamada dowladda,...