Seven policemen injured in roadside blast on Kenya-Somalia border
MANDERA, Kenya - Seven Kenyan policemen were injured Wednesday in a roadside blast in Mandera County bordering Somalia.
The officers from the Quick Response Unit were traveling to Elwak town on an armored vehicle which overturned after an improvised explosive device exploded, regional police commander Tom Muriithi said.
The device was set up by suspected al-Shabab terrorists, Muriithi said, adding that...
Wararkii ugu dambeeyay madaafiic lagu garaacay magaalada Laascaanood
LAASCAANOOD (SMN) – Wararka ka imaanaya gobolka Sool ayaa sheegaya in weli dhaq-dhaqaaqyo ciidan laga dareemayo aagga magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool oo dhowr bilood ay ku dagaalamayaan ciidamada Somaliland iyo kuwa SSC-Khaatumo.
Wararka ayaa sheegaya in saaka labada dhinac ay madaafiic isku weydaarsadeen bariga magaalada, taas oo uga sii dartay xaaladda ka taagan halkaasi.
Madaafiicda qaar ayaa lagu soo...
Somaliland troops continue shelling Las Anod city for 2nd day
LAS ANOD, Somalia - Somaliland troops continued shelling Las Anod, Sool region’s capital city, for the second day in a row as the battle rages on the contested SSC.
The local residents and officials accused Somaliland troops of indiscriminately shelling civilian houses, hospitals and mosques, forcing some villagers to flee their neighborhoods.
The the mortars were coming from Goja-Adde base...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kulamo ka wada dalka Sacuudiga + Sawirro
RIYADH (SMN) - Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) oo booqasho rasmi ah ku jooga Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa magaalada Riyadh kulan kula qaatay Wasiirka Difaaca Boqortooyada Saudi Arabia Khalid Bin Salman Bin AbdulAziz.
Kulankan oo ahaa mid xasaasi ah ayaa waxaa diiradda lagu saaray iskaashiga dhanka Difaaca iyo Amniga labada Dal.
Sidoo kale labada wasiir ayaa isla soo hadal...
UN security council calls on Somaliland to pull its troops out of LasAnod
New York – The members of the Security Council reaffirmed their full respect for the sovereignty, territorial integrity, political independence and unity of Somalia.
The members of the Security Council expressed concern about the ongoing violence in Laascaanood, situated in the Sool region of Northern Somalia, which has led to a large number of civilian casualties and the displacement of more than...
Madaxweynaha iyo ra’iisul wasaaraha oo si wadajir ah u qaabilay Isimada SSC
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Ra’iisul Wasaaraha XFS ayaa casho Sharaf ku qabsoomtay Madaxtooyada Qaranka waxa uu ku maamuusay Isimada Dhaqanka Gobollada Sool iyo Sanaag ee maalmahan ku sugnaa Muqdisho, si ay xaaladda deegaanka ula wadaagaan Madaxda heer Federaal.
Madaxweynaha ayaa soo dhaweeyey go’aammada Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ay ka...
Dhinacyada isku hayo Gedo oo looga digay inay ku dagaalamaaan gobolkaas
GARBAHAAREY (SMN) - Aqoonyahan Maxamed Cabdullaahi Kooshin oo wareysi gaar ah siiyay Idaacadda Shabelle ayaa ka hadlay xaaladda gobolka Gedo, kadib tallaabadii uu qaaday madaxweynaha Jubbaland, Axmed Madoobe oo maamul u magacaabay gobolkaas.
Kooshin ayaa shaaca ka qaaday in xubnaha cusub ee la magacaabay looga baahan yahay inay la fariistaan saaxibada kale ee kasoo horjeedo, si xal loogu helo khilaafka...
Golaha Amaanka ee QM oo war ka soo saaray dagaalka Laascaanood
MUQDISHO (SMN) - Dowladaha Golaha amaanka ee QM ayaa soo saarey war qoraal ah oo uga hadleen colaadda Laascaanood ee u dhaxaysa Ciidanka Somaliland iyo kuwa SSC.
Qoraalka ayaa lagu sheegay in Gollaha amaanka aad uga walaacsan yahay dagaalka gobolka Sool kaasoo sababay dhimashada boqolaal qof iyo barakaca 150,000 oo qof.
Golaha Amaanka ayaa soo dhaweeyay dadaallada dowlada Federaalka Soomaaliya, Itoobiya...
Sawirro: Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay ergey ka socda dowladda Uganda
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Janaraal Muhoozi Kainerugaba oo ah La Taliyaha Sare ee Hawlgalada Gaarka ah ee Madaxweynaha Uganda Mudane Yoweri Museveni.
Madaxweynaha ayaa ka guddoomay Janaraal Muhoozi dhambaal uu ka siday Madaxweynaha dalka Uganda Mudane Yoweri Kaguta Museveni oo ku saabsan xiriirka labada dal iyo Iskaashiga dagaalka...
AU, Uganda diplomat visit UPDF soldiers injured in Buulo Mareer attack
Mogadishu – The SRCC and Head of the African Union Transmission Mission (ATMIS) Ambassador Mohamed El-Amine Souef, together with Uganda’s Acting Ambassador to Somalia, Maj. Gen. (Rtd.) Nathan Mugisha, and the ATMIS Force Commander, Lt. Gen. Sam Okiding have visited soldiers recovering at the Level II Hospital following the recent attack on the Buulo Mareer Forward Operating Base (FOB) in...











