US, UK slam killing of Somali TV director in Mogadishu bombing
MOGADISHU, Somalia - The US and UK missions in Somalia have condemned the attack that took place in Mogadishu that killed journalist A/fitah Macalin Nur 'Qays'.
Qays who was the director of Somali Cable TV's office in Mogadishu, was one of several people who died in a suicide bombing that took place last night in the Bondheere district of Banadir...
Man accused of murdering Somali community leader waives jury trial
COLUMBUS, Ohio (WCMH) – A man charged with murdering a local Somali community leader filed to waive his right to a jury trial.
John Wooden Jr., who is accused of killing 48-year-old Mohamed Hassan Adam, filed a motion on Friday asking that instead of a trial by jury to have a bench trial instead. Wooden faces 11 charges stemming from...
Sawirro: R/W Xamza oo kulan la yeeshay ganacsatada Soomaaliyeed + Ujeedka
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha XFS, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ganacsatada Soomaaliyeed la yeeshay kulan ku aaddan doorka ay ku leeyihiin jiheynta dowladnimada casriga ah ee Soomaaliya.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa tilmaamay muhiimadda ay leedahay in hey’adaha Dowladda iyo kuwa gaarka loo leeyahay ay isla -jaanqaadaan, si wadajir loogu xaqiijiyo hiigsiga fog ee horumarka dalka.
“Dowladdeennu waxay diiradda saareysaa sidii ay...
Sheekh Aadan Madoobe oo dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib safar shaqo oo uu dalka dibadiisa ugu maqnaa.
Guddoomiyaha iyo wafdigiisa ayaa inta ay ku sugnaayeen magaalada Roma ee dalka Taliyaaniga waxa ay kulan la qaateen mas’uuliyiinta Baarlamaanka dalka Taliyaaniga, iyagoo yeeshay kulamo kala gedisan...
Nin dilay Sheekh Soomaali ah oo lagu maxkamadeynayo dalka Mareykanka
COLUMBUS (SMN) - Maxkamad ku taalla magaalada COLUMBUS, ee gobolka Ohio kasoo muuqday John Wesley oo loo heysto dilka Sheekh Mohamed Hassan Adam, oo ahaa Iman Masjid oo kasoo jeeda dalka Soomaaliya.
Sheekha oo imaan ka ahaa Masjidka Abu Hurairah ee magaalada COLUMBUS ayaa la waayay xili uu Gurigiisa kusii jeeda bishii December 2021, iyadoo maalmo kadibna la helay meydkiisa...
Sawirro: Guddoomiye Madaale oo dhagax dhigay wadada laamiga ee Via Moscow
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane, Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo ay wehliyaan Guddoomiye Kuxigeenka howlaha guud iyo Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir ayaa dhagax-dhigay waddada laamiga ah ee Via Moscow oo isku xirta Buundooyinka Degmada Xamar Jajab iyo Waaberi ee Magaalada Muqdisho.
Munaasabadda dhagax-dhigga ayaa waxaa goob-joog ka ahaa Guddoomiyaha degmada Xamar...
Somaliland president sacks key minister amid internal crisis
HARGEISA, Somalia - The President of Somaliland, Muse Bihi Abdi has issued a decree dismissing the Minister of Rural Development and appointing a new minister for the office.
The regional leader has appointed Rabbi Abdi Mohamed Mohamud to become the Minister of Rural Development of Somaliland.
The President sacked Ahmed Aden Jama, who was holding the post.
The circular did not mention...
Shirka golaha wasiirada uga socdo Muqdisho oo galay maalintii labaad
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa sheegay in loo baahan yahay in laga miro dhaliyo Hannaanka Jiheynta Dowladnimada Casriga ee Soomaaliya, isaga oo ka hadlay maalinta labaad ee barnaamijka Aqoon is-weydaarsiga Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda oo ka socda magaalada Muqdisho.
Mudane Saalax ayaa ku dheeraaday sida lagama maarmaanka u tahay...
Somali police issue statement on a suicide bombing in Mogadishu
MOGADISHU, Somalia - The Somali police issued a statement regarding a suicide bombing last night at the Blue Sky Restaurant in Mogadishu on Monday night.
The Police said that the suicide bombing killed only one person, the director of the Mogadishu office of Somali Cable Television, Abdifitah Qays, while four others were injured.
The bomber blew himself up at the restaurant...
Senior TV director killed in a suicide attack in Somalia’s capital
MOGADISHU, Somalia - An explosion occurred in the Somali capital, Mogadishu on Monday night, two days after the country marked a deadly truck bombing at K5 junction.
A suicide bomber detonated explosives strapped to his waist at a restaurant near the National Theatre in Mogadishu, a green zone, where the presidential palace is located.
The reports indicate several casualties from the blast at...












