Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay duqeymaha Israel ee magaalada Gaza

MUQDISHO (SMN) -Dowladda Soomaaliya ayaa cambaareysay duqeynta ay Israa’iil ka geysatay Isbitaalka Al-Ahly ee Gaza kaas oo ay ku dhinteen boqollaal Falastiiniyiin ah.   Bayaan kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha dibadda ayaa lagu yiri “waxaan ugu baaqeynaa Israa’iil in ay ixtiraamto Sharciga Caalamiga iyo xabbad joojin deg deg ah oo shuruud la,aan a“ Dad ka badan 500 oo qof oo u badan haween...

Israeli air raid on al-Ahli Arab Hospital in Gaza kills 500

GAZA - Israeli bombardment has struck a packed hospital compound in central Gaza, killing an estimated 500 people, including patients and displaced Palestinians sheltering inside, according to officials in the besieged Gaza Strip.   The health ministry in Gaza said Wednesday’s blast at the al-Ahli Arab Hospital was caused by an Israeli air raid. Israel has attributed the explosion to a...

Kenya names dozens of wanted terror suspects

NAIROBI, Kenya - The Kenyan government has released the names and photos of 35 terror suspects believed to be behind recent militant attacks in the coastal Lamu county.   Among them are Tanzanians, Somalis, a German, a British national, a Bangladeshi citizen, with the majority being Kenyans. The suspects are linked to the planting of improvised explosive devices (IEDs) on various roads...

Sawirro: Maxay ka wada-hadleen Duqa Muqdisho iyo safiirka dalka Qatar?

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kulan casho sharaf ah la qaatay Danjiraha Dowladda Qatar u fadhiya dalka Soomaaliya Dr. Abdolla Salem Alnuaimi.   Madaale iyo Alnuaimi ayaa ka wada hadlay xariirka labada dhinac, Iskaashiga iyo dar-dargelinta Mashaariicda horumarineed oo ay Dowladda Qatar ka fuliso Gobolka Banaadir. Sidoo kale waxa ay isla qaateen...

Rag qaraxyo usoo waday Muqdisho oo lagu qabtay gobolka Shabeelaha Hoose

AFGOOYE (SMN) - Ciidamada nabad sugidda Koonfur Galbeed oo howlgallo ka sameeyay gobolka Shabeelaha Hoose ayaa gacanta kusoo dhigay laba nin oo ka tirsan Al-Shabaab.   Raggan oo la socday gaari nooca raaxada ah ayaa waxaa lagu qabtay barkoontarool oo ku taalla deegaanka Lambar 50 ee gobolka Shabeelaha Hoose. Saraakiisha ammaanka Koonfur Galbeed ayaa shaaca ka qaaday in raggan ay kusii jeedeen...

Mareykanka oo $5 milyan dul dhigay mid kamid ah hoggaamiyeyaasha Al-Shabaab

WASHINGTON (SMN) - Wasaaradda Arrimaha Dibedda Maraykanka, qaybta bixinta abaalmarinta caddaaladda loogu raadinayo dadka ay beegsadaan kooxaha xagjirka ah ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin dhan $5 milyan oo la siinayo qofkii bixiya macluumaad horseeda in la aqoonsado meelna lagu hubsada mid ka mid ah hoggaamiyayaasha al-Shabaab oo lagu magacaabo Abuukar Cali Aadan.   Wasaaradda Arrimaha Dibedda Maraykanka ayaa sheegtay in Abuukar...

Wasiirka difaaca Kenya oo soo gaaray magaalada Muqdisho + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa Magaalada Muqdisho kusoo dhaweeyay wafti uu hoggaaminayo Wasiirka Difaaca Dalka Kenye Mudane Aadan Barre Ducaale.   Labada dhinac ayaa gali doona wadatashiyo ku aaddan iskaashiga iyo dardargalinta howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab. Aadan Barre Ducaale ayaa inta uu joogo Muqdisho waxa uu la  kulmi doonaa madaxda sare ee dowladda...

Madaxweynaha JFS oo warqadaha ka guddoomay safiir cusub + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waraaqaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka cusub ee dowladda Sweden u fadhin doona dalkeenna Mudane Joacim Waern.   Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa u rajeeyey Danjire Joacim Waern in uu ka miro Dhaliyo matelaadda dalkiisa iyo xoojinta xiriirka ka dhaxeeya labada dowladood, dhanka kale, Danjiraha ayaa soo bandhigay dadaalka uu...

Wasiirka Cadaaladda Soomaaliya oo shir caalami ah uga qayb-galay Ciraaq

BAQDAAD (SMN) - Wasiirka Cadaaladda iyo Arimaha Dastuurka XFS, mudane Xasan Macallim Maxamuud ayaa magaalada Baqdaad ee dalka Ciraaq uga qeyb galay fadhiga 39-aad ee Gollaha Cadaaladda Carabta oo markii ugu horeysay lagu qabtay magalada Baqdaad ee dalka Ciraaq.   In shirkaan lagu qabto dalka Ciraaq, dowladda Soomaaliya-na uga qebgasho heer Wasiir ayaa mudan in si gooni ah loo dul istaago,...

Shirkii golaha wasiirada uga socday Muqdisho oo la soo xiray + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa soo xiray Aqoon is-weydaarsiga Hannaanka Jiheynta Dowladnimada Casriga ah ee Soomaaliya oo saddexdii maalmood ee u danbaysay ka socday Caasimadda Muqdisho.   Ra’iisul Wasaaraha ayaa ku adkeeyey Golaha Wasiirrada in ay ficil u beddelaan aqoonta iyo waayo aragnimada casriyeynta dowladnimada ee madasha lagu soo bandhigay, taas oo...

WARAR KALE

Somalia chairs meeting of African ambassadors in Cairo to strengthen continental cooperation

CAIRO — Somalia chaired the regular meeting of the Group of African Ambassadors in Cairo on Tuesday, with diplomats discussing ways to strengthen continental...

African Union, EU discuss support for Somalia security mission amid visa tensions

MOGADISHU — The head of the African Union Support and Stabilization Mission in Somalia (AUSSOM) held talks on Tuesday with senior European Union officials...

Ra’iisul wasaare Abiy oo ka hadlay xiriirka labada dal iyo madaxweynaha Soomaaliya

Addis Ababa  — Ra’iisul wasaare Abiy Axmed ayaa Isniintii shalay wadahadallo laba geesood ah la yeeshay madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, si loo xoojiyo...