Ciidanka Xoogga Dalka oo la wareegay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe
Muqdisho – Ciidanka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal militari oo guuleystay ku xoreeyay deegaanka Xawaadley ee gobolka Shabeellaha Dhexe, halkaas oo horey ugu dhuumaalaysanayeen xubno ka tirsan kooxda Al-Shabaab.
Warsexaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa lagu sheegay in guushan ay qayb ka tahay Hawlgalka Badar ee socda inta lagu jiro bisha barakaysan ee Ramadan, kaas oo lagu bartilmaameedsanayo...
Masar iyo Turkiga oo ku Heshiiyay Taageerada Midnimada iyo Amniga Soomaaliya
QAAHIRA — Dawladaha Masar iyo Turkiga ayaa magaalada Qaahira ku yeeshay wareegii saddexaad ee wadatashiyada diblomaasiyadeed ee ku saabsan arrimaha Afrika, iyagoo diiradda saaray xasiloonida Soomaaliya iyo guud ahaan Gobolka Geeska Afrika.
Kulamada, oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Masar, ayaa looga hadlay caqabadaha amni ee ka jira gobolka, gaar ahaan xiisadaha ka taagan marin-biyoodka Badda Cas iyo...
Protesters Block Major Road in Mogadishu Over Rising Fuel Prices
MOGADISHU — Angry demonstrators protesting a sharp rise in fuel prices blocked Maka Al-Mukarrama Road in central Mogadishu on Tuesday.
Motorcycle taxi drivers, locally known as bajaj drivers, led the protest, complaining about the soaring cost of fuel sold by traders, which has risen sharply compared with previous rates.
The demonstration highlights growing tensions over fuel and gas prices, which have...
Somalia Highlights Human Rights Progress at UN Women’s Forum
NEW YORK — Somalia’s Minister of Family and Human Rights Development, Ambassador Khadija Mohamed Al-Makhzoumi, is representing her country at the 70th Session of the Commission on the Status of Women (CSW70) in New York, spotlighting the Federal Government’s efforts to advance gender equality and human rights.
Leading a high-level Somali delegation, Minister Al-Makhzoumi addressed the global assembly to outline...
Banaanbaxyaal ka dhan ah Qiimaha Shidaalka oo xirtay Wadada Maka Al-Mukarrama ee Muqdisho
Muqdisho – Banaanbaxayaal ka caraysan sare u kaca qiimaha shidaalka ayaa xirtay Wadada Maka Al-Mukarrama ee bartamaha magaalada Muqdisho.
Darawallada mootooyinka bajajta ayaa isugu soo baxay wadada iyaga oo cabanaya qiimaha shidaalka ee ganacsatada ka iibinayaan, kaas oo sare u kacay xilli dhowaan qiimihii hore lagu iibin jiray uu si weyn u kordhay.
Banaanbaxa ayaa ka dhashay xiisad sii kordheysa oo...
Congo oo Sheegtay Inay Soo Riday Laba Drone oo Rwanda Leedahay Kadib Markii Ay Galeen Hawadeeda
Kivu,Congo - Ciidamada qalabka sida ee Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Koongo ayaa sheegay inay soo rideen laba diyaaradood oo aan duuliye lahayn (drones) oo la sheegay inay leeyihiin ciidanka Ciidanka Difaaca Rwanda iyo xulafadooda, kadib markii ay si sharci darro ah u galeen hawada Congo ee bariga dalka.
Bayaan ay ciidamada Congo ku daabaceen barta X ayaa lagu sheegay in...
Qaramada Midoobay oo Diiday Inay Ka Baxaan Sudaanta Koonfureed ka dib Amar kasoo baxay Dowlada
Akobo,Sudaanta Koonfureed - Hawlgalka Qaramada Midoobay ee Koonfurta Suudaan (UNMISS) ayaa shaaca ka qaaday inaysan raacin amarka dowladda Koonfurta Suudaan ee ahaa in laga xiro saldhigeeda ku yaalla magaalada Akobo, oo ah goob ay ka taliso mucaaradka kuna dhow xadka Ethiopia, halkaasoo kumanaan dad ah ay ka barakaceen colaadda iyo dagaalada gobolka.
Jaraa’id ka soo baxay ciidanka dowladda ayaa ku...
Weerarro ay Fuliyeen Boko Haram oo Ka Dhacay Waqooyi-Bari ee Nigeria
Kukawa, Nigeria - Weerarro isku xiran oo ay fuliyeen kooxda argagixisada ah ee Boko Haram ayaa habeenkii ka dhacay waqooyi-bari ee Nigeria, kuwaas oo sababay dhimashada ugu yaraan 12 askari iyo saddex qof oo rayid ah. Weerarradan ayaa ka dhacay saddex deegaan oo kala ah Kukawa, Dalwa iyo Goniri, iyagoo dhacay maalmo yar kadib weerar kale oo lagu qaaday...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo loo jeediyay Eedeymo ku saabsan hoggaanka hay’adaha amniga
Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Hassan Sheikh Mohamud ayaa wajahaya eedeymo ku saabsan sida loo maamulayo hay’adaha amniga ee dalka.
Guddoomiyaha Xisbiga Shacabka Soomaaliyeed Cabdiraxmaan Suleymaan Jaamac ayaa sheegay in madaxweynuhu uu ku socdo hannaan siyaasadeed oo uu ku bartilmaameedsanayo siyaasiyiin mucaarad ah, isla markaana uu hoggaanka hay’adaha amniga u dhiibay saraakiil uu ku tilmaamay inay ka soo jeedaan...
Wasiirka Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka Soomaaliya oo ka qeyb gashay shirka Haweenka Adduunka
New York – Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka Soomaaliya oo khudbad ka jeedisay shirka Haweenka Aduunka ee ka socda New York.
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi iyo wafdi ballaaran oo ay hogaamineyso ayaa Soomaaliya sanadkaan uga qeybgalaya shirka sanadlaha ah ee Haweenka Aduunka oo ka socda magaalada New York ee dalka...











