Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Former Somali president condemns arrest of tuk-tuk drivers in Mogadishu

MOGADISHU — Mohamed Abdullahi Mohamed condemned the arrest of tuk-tuk drivers in the Somali capital, saying they had been peacefully protesting rising living costs. In a statement, the former Somali president said young drivers operating three-wheeled taxis in Mogadishu were struggling with inflation and difficult economic conditions. “I strongly condemn the abuses and arrests carried out against tuk-tuk drivers in Mogadishu...

Farmaajo oo cambaareeyay xarigga bajaajleyda Muqdisho

MUQDISHO — Mohamed Abdullahi Mohamed ayaa si adag u cambaareeyay xarigga loo geystay qaar ka mid ah darawallada bajaajka ee magaalada Muqdisho, kuwaas oo sida uu sheegay si nabad ah u muujinayay cabashadooda ku aaddan sicir-bararka iyo duruufaha nololeed. Qoraal uu soo saaray, madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa sheegay in dhallinyarada Soomaaliyeed ee ku shaqeysta bajaajka ay mudan yihiin in...

Somalia minister urges greater support for women at UN meeting in New York

NEW YORK — Khadija Mohamed Al-Makhzoumi on Wednesday addressed a ministerial-level meeting at the United Nations headquarters in New York, highlighting the challenges faced by Somali women and calling for stronger international support.   Al-Makhzoumi, Somalia’s minister of family and human rights development, delivered the remarks during a session held as part of the annual global women’s conference at the UN. In...

Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi oo khudbad ka jeedisay ka dhacay New York

NEW YORK - Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa shalay mar kale khudbad ka jeedisay shir heer Wasiir ah oo qeyb ka ah shirka sanadlaha ah ee Haweenka Aduunka oo ka soconaya xarunta QM ee magaalada New York ee dalka Mareykanka.   Wasiir Khadija Al-Makhzoumi ayaa khudbaddeeda uga hadashay caqabadaha heysta Haweenka Soomaaliyeed iyo...

Djibouti leaders hold trilateral talks on regional security and cooperation

DJIBOUTI — Hassan Sheikh Mohamud attended a trilateral meeting in Djibouti with Ismaïl Omar Guelleh and Abiy Ahmed, focusing on strengthening regional cooperation and security in the Horn of Africa.   The leaders discussed ways to deepen collaboration among the three countries, with particular emphasis on regional security, counterterrorism efforts and Somalia’s ongoing democratization process, according to officials familiar with the...

Hogaamiyeyaasha Geeska Afrika oo kulan ku yeeshay dalka Jabuuti [Sawirro]

JABUUTI - Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Jabuuti kaga qeyb-galay kulan saddex-geesood ah oo ay yeesheen Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle iyo Ra’iisul Wasaare Abiy Ahmed.   Kulankan ayaa lagu xoojiyey iskaashiga wadajirka ah ee saddexda dal, iyadoo si gaar ah diiradda loo saaray amniga gobolka, la dagaallanka argagixisada, dadaalada Soomaaliya ee dimuqraadiyeynta, xasilloonida Geeska Afrika iyo horumarinta...

Somali President arrives in Djibouti for regional security talks

DJIBOUTI — Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Djibouti on Wednesday for a high-level official visit aimed at strengthening bilateral ties and discussing the volatile security situation in the Horn of Africa. The Somali leader and his delegation were accorded a warm welcome at the Ambouli International Airport by senior Djiboutian officials before proceeding to meetings focused on regional...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaarey dalka Jabuuti

JABUUTI - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Jabuuti ee Caasimadda dalka aan walaalaha nahay ee Jamhuuriyadda Jabuuti, halkaasi oo si diiran loogu soo dhoweeyay.   Booqashada Madaxweyne Xasan Sheekh ee dalka Jabuuti ayaa salka ku haysa aragti wadaag ku saleysan xaaladda gobolka, iskaashiga, wadajirka, danwadaagga iyo xiriirka soo jireenka ah ee...

Egypt and Turkey Agree to Support Somalia’s Unity and Security

CAIRO — Egypt and Turkey agreed to strengthen support for Somalia’s unity, territorial integrity and security during the third round of diplomatic consultations on African affairs held in Cairo, officials said.   The meetings, hosted by the Egyptian foreign ministry, focused on stability in Somalia and the wider Horn of Africa, as well as broader security challenges facing the region. Officials from...

Ciidanka Xoogga Dalka oo la wareegay deegaanka Xawaadley ee Shabeellaha Dhexe

Muqdisho – Ciidanka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal militari oo guuleystay ku xoreeyay deegaanka Xawaadley ee gobolka Shabeellaha Dhexe, halkaas oo horey ugu dhuumaalaysanayeen xubno ka tirsan kooxda Al-Shabaab.   Warsexaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa lagu sheegay in guushan ay qayb ka tahay Hawlgalka Badar ee socda inta lagu jiro bisha barakaysan ee Ramadan, kaas oo lagu bartilmaameedsanayo...

WARAR KALE

Soomaaliya oo Ka Digtay Xiriir Aan Sharci Ahayn oo Israa’iil La Yeelato Maamulka Somaliland

MUQDISHO - Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si weyn uga walaacsan tahay wararka sheegaya in maamulka Israa’iil...

Somaliland, Israel Sign Security and Economic Cooperation Pact

JERUSALEM, June 16 — Somaliland and Israel have signed a wide-ranging cooperation agreement covering security, economic development and investment, marking a significant deepening of ties...

Somaliland oo heshiis amni la gashay Israel

QUDUS - Somaliland iyo Israa'iil ayaa si rasmi ah u kala saxiixday heshiis cusub oo iskaashi ah, kaas oo lagu xoojinayo xiriirka u dhexeeya...