Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

At least 30 killed as Somalia ramps up fight against Al-Shabaab

MOGADISHU, Somalia - The Ministry of Defense gave details of operations carried out by the SNA forces in areas under the Galhareeri district of the Galgaduud region on Wednesday.   In a press conference, Brigadier General Anod, the spokesman of the defense ministry said that 30 Al-Shabaab fighters were killed in the operations and a vehicle filled with explosives was destroyed...

Aden Duale says when KDF who were deployed in Somalia will return to Kenya

NAIROBI, Kenya - Defence Cabinet Secretary Aden Duale has stated that the Kenya Defense Forces are in Somalia to protect Citizens of Somalia. In a report that has been shared by a reliable source of information, it has been reported that the Duale who was speaking on Citizen TV has also stated that the Kenya Defense Forces will be...

PM Hamza Expresses Condolences On Death Of Somali eminent poet

MOGADISHU, Somalia - Prime Minister Hamza Abdi Barre has expressed condolences on the death of renowned poet Jama Kediye, who lost his life in Somaliland mortar shelling.   In a condo­lence message issued here, Barre said that the deceased had a prominent posi­tion in poetry, drama, and critical literature, adding that Kediye highlighted various social issues through his writ­ings and poetry. The prime...

Bihi says current conflict will not derail Somaliland’s spirit for development

HARGEIYSA (SMN) – The leader of Somaliland Muse Bihi Abdi spoke about the current political crisis and conflict in his breakaway region, which failed to gain global recognition.   Speaking at an event in Hargeisa on Wednesday, Bihi who is a former Somali airforce officer turned secessionist said the ongoing challenges will not derail Somaliland from its bid for a sovereign...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulankii ugu dambeeyay la qaatay Tinna Intelman

DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan sagootin ah kula qaatay magaalada Dhuusamareeb Danjiraha Midowga Yurub Marwo Tinna Intelman oo uu dhammaday muddo xileedkileeda diblomaasiyadeed ay ku joogay dalkeenna.   Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa ku bogaadiyey Midowga Yurub taageerada iyo garab istaagga ay siiyaan dalkeenna, isagoo Safiirka uga mahadceliyey wada shaqeyntii wanaagsaneyd iyo daddaalladdii ay ku...

Ra’iisul wasaare Xamza oo ka tacsiyeeyay geerida Abwaan Jaamac Kadiye

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa qoyska, ehellada iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyeeyay Allaha u Naxariistee Abwaan Jaamac Kadiye oo galabta lagu dilay duqeyn ka dhacday magaalada Laascaanood.   Ra’iisul Wasaaruhu waxa uu sidoo kale ka tacsiyeeyay shacabka kale ee ku dhintay ama ku dhaawacmay duqeynta Laascaanood. Abwaanku wuxuu ahaa hal abuure iyo...

Madaxweyne Muuse Biixi oo war cusub ka soo saaray xaaladda Somaliland

HARGEYSA (SMN) - Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi oo khudbad ka jeediyay munaasabad ka dhacday Hargeysa ayaa ka hadlay xiisadaha ka jira maamulkaasi. Muuse Biixi ayaa shaaca ka qaaday in Somaliland ay hore usii socon doonto, isla-markaana ay dadaal ku bixin doonto qaddiyada aqoonsiga. Sidoo kale wuxuu ku hanjabay in ay dagaal adag la geli doonaa cid kasta oo ku...

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay howlgal ku dishay xubnom Shabaab ah

MUQDISHO (SMN) - Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa faah-faahin dheeraad ah ka bixisay howlgallo culus oo ay saacadihii lasoo dhaafay ciidamada dowladda iyo kuwa dadka deegaanka ka sameeyeen qaybo kamid ah gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya.   Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Jeneral Cabdullaahi Cali Caanood oo xalay shir jaraaid ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in hawlgalka dhacay aagga degmada Galhareeri ee gobolka...

Galmudug state leader bids farewell to outgoing EU ambassador

DHUSAMAREB, Somalia - The president of Galmudug State of Somalia Ahmed Abdi Kariye , has received at his office in Dhusamareb city the EU ambassador.   During Wednesday's meeting, the regional leader bid farewell to Tiina Intelmann as she is ending her two-year term as head of the EU mission in Somalia, based in the capital, Mogadishu. Qoor-Qoor has applauded EU-Galmudug cooperation and...

Golaha Shacabka oo maanta ansixiyey hindise sharciyeedka hanti dhowrka

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiye Ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka BJFS Mudane Cabdullahi Cumar Abshirow, ayaa maanta shir guddoomiyay Kalfadhiga Seddaxaad Kulankiisa 19-aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Waxaana soo xaadirtay 142 Xildhibaan.   Ajandaha kulanka oo ahaa 1.Warbixinta Akhrinta 3aad iyo U Codeynta Hindise-Sharciyedka Hant-dhowrka Qaranka. 2.Qeybinta Akhrinta 2aad ee Hindise-Sharciyeedka Howlgabka iyo Liiltirka Shaqaalaha Rayidka Dowladda. Guddoomiyaha Guddiga Maaliyadda Mudane Xil.Maxamed...

WARAR KALE

Somali president arrives in Baidoa for South West State leadership inauguration

BAIDOA, July 6 – Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in the southwestern city of Baidoa on Monday to attend the inauguration ceremony of...

Somalia’s intelligence agency arrests two suspects over illegal weapons

MOGADISHU, July 6 – Somalia's National Intelligence and Security Agency (NISA) said on Monday it had arrested two men in the central Galgaduud region...

NISA oo Muqdisho kasoo dejisay laba eedeysane oo laga soo qabtay gobolka Galgaduud

MUQDISHO - Ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA) ayaa maanta magaalada Muqdisho keenay laba eedeysane oo kala ah Cabdi Maxamed Axmed iyo...