Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

R/W ku xigeenka dalka oo daah-furay dib u eegista qorshe muhiim ah + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XFS Mudane Salah Jama ayaa daah-furay dib u eegista muddada dhexe ee Qorshaha Horumarinta Qaranka 9-aad oo ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda Qorshaynta iyo maal-gashiga XFS.   Qorshahan oo ku salaysan casharrada laga bartay qorshayaashii horumarinta qaranka ee hore ayaa Dawladdu waxa ay diyaarisay oo ay hir-gelisay qorshaha horumarinta Qaranka (2020-2024). Qorshahan ayaa waxaa aasaas u ah...

Egypt, Somalia review higher education, research cooperation

CAIRO: Minister of Higher Education Ayman Ashour underlined the depth of Egyptian-Somali relations, especially in the fields of higher education and scientific research.   He made the remarks during a meeting with the Somali Minister of Education, Culture and Higher Education Farah Sheikh Abdulqadir. The meeting tackled means of enhancing cooperation in the educational and cultural domains, especially the conditions of Somali...

Madaxweyne Qoor Qoor oo la kulmay safiirka Midowga Yurub + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa qaabbilay Danjiraha Midowga Yurub ee Soomaaliya Tina Intelmann oo ay usoo dhammaatay shaqadii danjirinimo ee ay dalka u joogtay iyo Wafdi la socday.   Madaxweyne Qoor Qoor ayaa uga mahadceliyay Tina Intelmann sare u qaadidda kaalinta wadashaqeynta Midowga Yurub ay la leedahay Dowladda iyo dadka reer Galmudug. Dhankooda Tina Intelmann...

Macallimuu oo war cusub kasoo saaray xaaladda guud ee gobolka Gedo

GARBAHAAREY (SMN) - Guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda maamulka gobolka Gedo, Cismaan Nuur Xaaji (Macallimuu) oo la hadlay warbaahinta ayaa ka warbixiyay xaaladda guud ee gobolkaasi, kadib markii ay ka dhaceen isbeddalo ballaaran.   Macallimuu ayaa shaaca ka qaaday in xal waara laga gaaraY dhibaatooyinkii ka taagnaa gobolka, haatana uu shaqada wado maamulka cusub ee lasoo magacaabay. Sidoo kale wuxuu tilmaamay...

Somali PM Hamza Abdi Barre appoints Dr Hodan as Senior Advisor

MOGADISHU, Somalia - The prime minister of Somalia has appointed Dr. Hodan Osman Abdi to take up a new role at the OPM as the Senior Advisor and National Coordinator of Human Capital Development.   With a remarkable blend of academic qualifications, extensive experience, and a profound commitment to transformative change, Dr. Abdi is an ideal fit for our mission...

Ra’iisul wasaare Xamza Cabdi Barre oo magacaabis sameeyay (Akhriso)

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta sameeyay magacaabis, kadib wareegto uu soo saaray.   Xamza ayaa u magacaabay La-taliyaha Sare, ahna Xiriiriyaha Guud ee Horumarinta Karaanka Bulshada ee Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha, Dr Hodan Cismaan Cabdi. Ra’iisul Wasaaraha ayaa sameeyay magacaabistan kadib markuu arkay kartida, aqoonta iyo waaya-aragnimada Marwo Hodan, isla markaana uu Tixgaliyay baahida...

AU mission trains 26 Somali police commanders to up security situation in Somalia

MOGADISHU -- The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) said it has wrapped up a 10-day training of 26 senior commanders from the Somali Police Force (SPF) to enhance their knowledge and skills to tackle crime and help improve the security situation in the country.   The ATMIS said the intensive training on police station management, held in the Somali...

Al-Shabaab accused of arming residents in central town ahead of assault

ELBUR (SMN) – A leading Somali elder said Al-Shabaab started to arm local residents in the central town of Elbur ahead of an imminent military offensive.   In an interview with Radio Shabelle, Mohamed Hassan Haad accused the Al-Qaeda-linked group of putting pressure on the civilians, forcing them to fight. The elder added that the government of Somalia with the support of the...

Somalia MP to spend another night in Mandera police cell

MANDERA, Kenya - A member of parliament from Somalia's Jubaland state will today spend a second night at Mandera police station after he was arrested at the bus check point on Monday.   According to a charge sheet seen by The Standard, Yussuf Mohamed Gurhan was nabbed while in possession of a Kenyan identify card he allegedly obtained by false pretense. "In...

Wararkii ugu dambeeyay xiisadda maanta ka taagan duleedka magaalada Garoowe

GAROOWE (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Nugaal ayaa sheegaya in maanta xiisada xoogan ay ka taagan tahay duleedka magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland.   Xiisaddan ayaa waxaa lagu soo warramayaa inay u dhexeyso ciidamada Daraawiishta Puntland iyo kuwa kale oo ka cabanaya mushaar la'aan oo gadood ka sameeyay halkaasi. Wararka ayaa sheegaya in ciidamada gadoodsan ay toogasho ku dileen askari...

WARAR KALE

A report warns Somalia security deteriorating amid political divisions

MOGADISHU - The European Union's asylum agency has warned that Somalia's security situation has significantly worsened, citing deepening political divisions and growing instability that...

Somali president arrives in Baidoa for South West State leadership inauguration

BAIDOA, July 6 – Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in the southwestern city of Baidoa on Monday to attend the inauguration ceremony of...

Somalia’s intelligence agency arrests two suspects over illegal weapons

MOGADISHU, July 6 – Somalia's National Intelligence and Security Agency (NISA) said on Monday it had arrested two men in the central Galgaduud region...