Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Gaari Cabdi Bile ah oo qarax miino lagula eegtay Daarusalaam + Khasaaraha

MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax xoogan oo barqanimadii maanta ka dhacay deegaanka Daarusalaam ee duleedka Muqdisho.   Qaraxa oo ahaa miino ayaa waxaa lagu soo warramayaa in lala eegtay gaari Cabdi Bile ah, xilli uu marayay suuqa caanaha ee deegaankaasi, sida ay innoo xaqiijiyeen goobjoogayaal. Wararka ayaa sheegaya in qaraxaan ay ku dhinteen...

Kenya, Somalia sign agreement to boost flight frequency

NAIROBI, Kenya - Kenya and Somalia on Wednesday signed a bilateral air services agreement that will see their airlines increase the frequency of travel in both countries.   In a statement, cabinet secretary for the Ministry of Roads, Transport, and Public Works, Kipchumba Murkomen, said that the designated airlines of the two countries would be allowed to operate seven weekly frequencies...

NISA says averted a would-be-suicide car bomb in Mogadishu

MOGADISHU - The National Intelligence and Security Agency said it has averted a would-suicide car bomb at Biyaha on the outskirts of Mogadishu on Tuesday night.   NISA intercepted an explosives-laden vehicle that was trying to enter Mogadishu, the Somali capital for an attack, according to the spy agency statement on X . The Intelligence officers shot and killed the driver...

WFP says 76.7 mln people food insecure in Eastern Africa

NAIROBI - The UN World Food Program (WFP) said that some 76.7 million people were food insecure in Eastern Africa as of early July, a decrease compared to the lean season in 2022.   The WFP, however, said in its situation report released Tuesday evening that the number is still extremely high compared to 2021 and 2020. "The impacts of the 2020-2023...

Sawirro: Nin baabuur ku waday qaraxyo oo lagu dilay duleedka Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya howlgal qorsheysan oo ka dhacay deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Muqdisho, kaas oo lagu dilay xubin ka tirsan Al-Shabaab.   Ninka la dilay ayaa waday gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa, sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay dowladda Soomaaliya. Waxaa warkan lagu shaaciyay in ciidamada ammaanka oo hayay xogta gaariga iyo...

Sawirro: Madaxweyne Xasan oo hal arrin ku adkeeyay odayaasha Galmudug

DHUUSAMAREEB (SMN) -  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulammo gaar-gaar ah la qaatay odayaasha dhaqanka Galmudug oo ay wehelinayaan Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo Kuxigeenkiisa Mudane Cali Daahir Ciid.   Madaxweynaha ayaa odeyaasha dhaqanka kala hadlay xoreynta deegaannada ay argagixisada Alshabaab kaga harsan yihiin Galmudug, waxa uuna tilmaamay qorsheyaasha ku saleysan kala qeybinta dadka...

Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya oo gaaray heshiis muhiim ah + Sawirro

NAIROBI (SMN) - Wasiirka Duulista, Marwo Fardowsa Cusmaan Cigaal ayaa heshiis la xiriira Hawada iyo Duulista kula saxiixatay magaalada Nairobi, dhiggeeda dalka Kenya Kipchumba Murkomen.   Heshiiskan ayaa bud dhig u noqonaya in diyaaradaha wata astaanta Soomaaliya oo dowlada Soomaaliya ay siisay ruqsada shaqada in ay ka howl gali karaan dalka Kenya. Arintan ayaa qeyb ka ah dadaalada ay wado Wasaaradda Duulista...

XFS oo sheegtay inay ka shaqeyn doonto in hoos loo dhigo lahaa qiimaha Xajka

MUQDISHO (SMN) -  Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa ka qeyb-galay munaasabad lagu soo gunaanadayey hawlaha xajka ee sannadkii tagay, taas oo lagu qiimeynayey qorsheyaasha hirgalay iyo caqabadihii soo food-saaray xujeyda Soomaaliyeed.   Ra'iisul Wasaaraha ayaa sheegay in sannadkan wax badan laga qabtay hagaajinta hawlaha xajka ee dadka Soomaaliyeed, dowladduna ay dadaal badan ku bixisay sidii ay...

A witch who raped women in Somalia given 10 years in prison

MOGADISHU, Somalia - The Banadir regional court sentenced an old man to 10 years in prison on charges related to the use of witchcraft to rape many women, including wives.   The man whose name was given as Mohamed Hassan Shooble, 52 years old raped the women and recorded videos of them during the Sex Offense, according to the judges. After a...

Landmine blast on civilian bus kills at least six in Somalia

MARKA, Somalia - At least six people were killed and 12 others were injured when a roadside explosion hit a minibus in southern Somalia on Wednesday morning, the local governor says.   Mohamed Ibrahim Barre, the governor of the Lower Shabelle region, told VOA Somali that the minibus was traveling between Marka and Qoryoley towns. All the victims were civilians, including...

WARAR KALE

Somali defence minister visits Ceeldheer, urges support for anti-Al-Shabaab operations

CEELDHEER, Somalia — Somalia’s defence minister Ahmed Moalim Fiqi on Monday held talks with residents in the central town of Ceeldheer in the Galgaduud...

A report warns Somalia security deteriorating amid political divisions

MOGADISHU - The European Union's asylum agency has warned that Somalia's security situation has significantly worsened, citing deepening political divisions and growing instability that...

Somali president arrives in Baidoa for South West State leadership inauguration

BAIDOA, July 6 – Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in the southwestern city of Baidoa on Monday to attend the inauguration ceremony of...