Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Madaxweynaha Jubaland oo la kulmay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee AFRICOM

Kismaayo – Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee AFRICOM, Maj. Gen. Claude K. Tudor Jr., iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho ku yimid Jubaland.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga dhinaca amniga, dardargelinta wada shaqeynta la-dagaallanka Al-Shabaab, iyo taageerada howlgalada lagu xaqiijinayo xasilloonida deegaannada Jubaland. Taliyaha AFRICOM ayaa bogaadiyay...

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo la kulmay wafdi ka socday Hay’adda Cuntada Adduunka (WFP)

Muqdisho  – Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Prof. Salim Caliyoow Ibrow, ayaa xafiiskiisa Wasaaradda ku qaabilay wafdi ka socday Hay’adda Cuntada Adduunka (WFP).   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga u dhexeeya Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada iyo WFP, gaar ahaan horumarinta barnaamijyada ilaalinta bulshada, taageerada dadka nugul, iyo dadaallada lagu xoojinayo badbaadada iyo...

Puntland rights body calls for justice over civilian killed in US airstrike

GAROWE, Somalia — The Puntland Human Rights Defender Office has called on Puntland’s attorney general to pursue legal action and compensation following the death of a civilian killed in a U.S. airstrike in northern Somalia last year.   In a letter dated Jan. 17, the office said it had received a complaint from the family of Omar Abdullahi Abdi, who was...

AUSSOM Commander Visits Mubarak After Al-Shabaab Ousted

MUBARAK, Somalia — The commander of the African Union stabilization mission in Somalia, Sam Kavuma, visited the town of Mubarak to assess the combat readiness of joint forces following the recent expulsion of Islamist militants.   The visit by the head of the African Union Support and Stabilization Mission in Somalia (AUSSOM) came after a large-scale operation conducted jointly by AUSSOM...

Iran Clerical Body Names Mojtaba Khamenei as New Supreme Leader After Father Killed

TEHRAN — Iran’s state media said Mojtaba Khamenei has been chosen as the country’s new supreme leader, replacing his father, Ali Khamenei, who was reportedly killed in a joint United States and Israeli strike on Feb. 28.   The powerful Assembly of Experts, an 88-member clerical body responsible for appointing the supreme leader, said in a statement that Mojtaba Khamenei was...

Waa kuma Mojtaba Khamenei? Hoggaamiyaha Cusub ee doorashadiisa aan farxad-gelin Trump

TEHRAN - Warbaahinta dowladda Iran ayaa xaqiijisay in Mojtaba Khamenei loo doortay Hoggaamiyaha Sare ee cusub ee dalka Iran, isagoo beddelaya aabbihii, Ayatollah Ali Khamenei, oo lagu dilay weerar ay si wadajir ah u fuliyeen Mareykanka iyo Israa'iil 28kii bishii hore. Golaha Khubarada Iran (Assembly of Experts), oo ka kooban 88 xubnood oo wadaaddo ah, ayaa soo saaray bayaan ay...

Dhisidda Kalsoonida bulshada dhexdeeda iyo is-aaminaadda waa furaha nabadda iyo dowladnimada

Dhisidda Kalsoonida bulshada dhexdeeda iyo is-aaminaadda waa furaha nabadda iyo dowladnimada.   DAAWO

Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo ka digay muddo-kororsi

Muqdisho - Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa si cad uga soo horjeestay isku day kasta oo lagu kordhinayo muddada xilheynta Baarlamaanka Federaalka iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, wixii ka dambeeya xilliyada uu qeexayo Dastuurka Ku-Meel-Gaarka ah ee 2012.   War-saxaafadeed kasoo baxay golaha ayaa lagu sheegay in sida uu dastuurku dhigayo, muddada xilka muddada xilheynta Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ay ku egyahay  14-ka...

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Deeq Lacageed ku Wareejisay Ururka Daryeel Bulsho si loogu Gurmado Abaarta

Muqdisho - Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed ayaa maanta qabatay munaasabad lagu wareejinayay deeq lacageed 14,400 US Dollar oo ay iska soo uruuriyeen shaqaalaha hay’adda, laguna wareejiyay dhalinyarada Ururka Daryeel Bulsho, oo ah urur si firfircoon uga shaqeeya gurmadka abaaraha iyo caawinta dadka Soomaaliyeed, gaar ahaan xilliyada adag. Lacagtan ayaa loogu talagalay in lagu gaarsiiyo dadka ay abaaruhu saameeyeen...

Taliyaha AUSSOM oo kormeeray degmada Mubaarak kadib markii laga saaray Al-Shabaab

MUBAARAK, Soomaaliya — Taliyaha ciidamada Midowga Afrika ee AUSSOM, Jeneraal Sam Kavuma, ayaa booqasho ku tagay magaalada Mubaarak si uu u qiimeeyo diyaargarowga dagaal ee ciidamada isku dhafka ah, ka dib markii dhawaan kooxda Al-Shabaab laga saaray deegaankaas.   Booqashadan ayaa daba socota hawlgal ballaaran oo ay iska kaashadeen ciidamada AUSSOM iyo kuwa Xoogga Dalka Soomaaliya (XDS), kaas oo lagu xoreeyay...

WARAR KALE

Somalia condemns reported Israel contacts with Somaliland, calls move a violation of sovereignty

MOGADISHU - Somalia on Tuesday voiced strong concern over reports that Israel has established contacts with the breakaway northern region of Somaliland without involving...

Soomaaliya oo Ka Digtay Xiriir Aan Sharci Ahayn oo Israa’iil La Yeelato Maamulka Somaliland

MUQDISHO - Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si weyn uga walaacsan tahay wararka sheegaya in maamulka Israa’iil...

Somaliland, Israel Sign Security and Economic Cooperation Pact

JERUSALEM, June 16 — Somaliland and Israel have signed a wide-ranging cooperation agreement covering security, economic development and investment, marking a significant deepening of ties...