Somali President Praises Women’s Role on International Women’s Day
Mogadishu, Somalia — Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Saturday congratulated women across the country and in the diaspora as Somalia marked International Women’s Day on March 8.
In a statement, Mohamud praised Somali women for their role in national development and state-building, describing them as a backbone of society.
The president said women play a crucial role in the country’s...
Ex-Somali President Farmaajo Opposes Newly Signed Constitution
Mogadishu, Somalia — Former Somali president Mohamed Abdullahi Mohamed has strongly opposed a newly signed constitution endorsed by the country’s incumbent leader Hassan Sheikh Mohamud, warning that the move could deepen political divisions in the Horn of Africa nation.
In a statement, Farmaajo said the decision by President Hassan Sheikh to sign the revised constitution could heighten risks facing Somalia’s...
Somalia Concludes Women’s Week With Business Exhibition in Mogadishu
Mogadishu, Somalia — Somalia has concluded a week-long celebration of women’s achievements with the closing ceremony of the Somali Women’s Week and Women’s Business Exhibition in Mogadishu, held as part of events marking International Women’s Day on March 8.
The closing ceremony was officially presided over by Somalia’s Minister of Family and Human Rights Development, Khadija Mohamed Al-Makhzoumi, who praised...
Farmaajo oo si adag uga horyimid dastuurka cusub ee uu saxiixay Madaxweyne Xasan Sheekh
Muqdisho - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mohamed Abdullahi Mohamed ayaa si adag uga horyimid dastuurka cusub ee uu saxiixay Madaxweynaha xilka haya Hassan Sheikh Mohamud.
War-saxaafadeed uu soo saaray Farmaajo ayuu ku sheegay in tallaabada uu qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ay xoojinayso khataraha ku gadaaman dowladnimada iyo midnimada shacabka Soomaaliyeed.
Farmaajo ayaa tilmaamay in mowqifyada dowlad-goboleedyada qaarkood, xildhibaanno ka tirsan...
Madaxweynaha Soomaaliya oo hambalyo u diray Haweenka Soomaaliyeed
Muqdisho - Hassan Sheikh Mohamud, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray dhammaan haweenka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan, munaasabadda International Women's Day ee 8-da Maarso.
Madaxweynaha ayaa sheegay in haweenka Soomaaliyeed ay laf-dhabar u yihiin horumarka bulshada iyo dhismaha dowladnimada, isla markaana ay door muhiim ah ka qaataan halganka qaran ee lagula jiro Khawaarijta. Waxa...
Wasiirka Qoyska oo soo xirtay Xuska Toddobaadka Haweenka Soomaaliyeed
Muqdisho - Magaalada Mogadishu ayaa lagu soo gabagabeeyey munaasabadda Toddobaadka Haweenka Soomaaliyeed iyo Bandhigga Ganacsiga Haweenka Soomaaliyeed, oo qeyb ka ahaa dabaal-degga International Women's Day ee 8-da Maarso.
Munaasabadda xiritaanka waxaa si rasmi ah u soo xirtay Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Khadija Mohamed Al-Makhzoumi. Wasiiradda ayaa uga mahadcelisay haweenka ganacsatada ah ee soo...
Somali President Signs New Constitution After Parliamentary Approval
Mogadishu, March 8, 2026 – Somalia’s president Hassan Sheikh Mohamud on Sunday formally signed the country’s new constitution, marking a major step in the nation’s state-building process after it was approved by both houses of the federal parliament.
Speaking during a signing ceremony at the presidential palace in Mogadishu, Mohamud said the government would immediately begin implementing the new constitution,...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo saxiixay dastuurka cusub ee Soomaaliya
Muqdisho, Maarso 08, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah u saxiixay Nuqulka Dastuurka cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo ah tiirka ugu muhiimsan ee dhismaha dowladnimada iyo nidaamka sharci ee dalka, kaddib markii ay soo ansixiyeen Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Madaxweyne Xasan oo Warbaahinta kula hadlay Madasha saxiixa Dastuurka ee...
Madaxweynaha Uganda oo loo doortay hoggaamiyaha ururka Bulshada Bariga Afrika
Arusha, Tanzania – Madaxweynaha Uganda, Yoweri Museveni, ayaa ku baaqay midnimo iyo isdhexgal dhaqaale oo ay yeeshaan dalalka Afrika, kadib markii loo doortay inuu noqdo guddoomiyaha Bulshada Bariga Afrika.
Museveni ayaa hadalkan jeediyay kadib shir ay hoggaamiyeyaasha ururka ku yeesheen xarunta EAC ee magaalada Arusha ee dalka Tanzania, halkaas oo loogu doortay inuu noqdo guddoomiyaha ururka muddo hal sano ah,...
Shiinaha oo Soomaaliya siiyay 2 Milyan oo Doller oo lagu Caawinayo Dadka Abaartu Saameysay
Muqdisho – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa si rasmi ah uga guddoomay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya, Mudane Wang Yu, deeq lacageed oo dhan 2 milyan oo dollar iyo raashin loogu talagalay in lagu caawiyo dadka ay saameeyeen abaaraha ka jira dalka.
Safiirka Shiinaha, Mudane Wang Yu, ayaa sheegay in dowladdiisu ay sii wadi doonto taageerada...









