Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Mucaaradka Puntland oo dacwad u gudbiyay maxkamadda dastuuriga ah

GAROOWE (SMN) -  Siyaasiyiinta mucaaradka Puntland ayaa maanta dacwad ka dhan ah xukuumadda iyo baarlamaamka u gudbiyay maxkamadda dastuuriga ah ee maamulkaas.   Dacwaddan ayaa waxa ay la xiriirtaa muranka ka dhashay hannaanka doorashooyinka ee maamulkaasi oo ay weli isku hayaan xubnaha mcuaradka iyo xukuumadda. Guuleed Saalax Barre oo ka mid ah xubnaha dacwadda gubdiyay ayaa sheegay in tiradooda ay tahay illaa...

Villa Somalia oo faahfaahin ka bixisay shirka ka socda Muqdisho + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoominaya shirka Wada-tashiga madaxda qaranka iyo madaxdii hore ee dalka oo maanta galay maalintiisii labaad.   Kulanka maanta waxaa ka qayb-galaya Gudoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur, Guddoomiyaha Aqalka Sare Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Ra'iisulwasaaraha XFS Mudane Xamze Cabdi Barre. Intiisa badan waxaa shirkan diirada lagu saarayaa...

Ciidamada Danab oo howlgal culus ka fuliyay Jubbada Hoose + Khasaaraha

AFMADOW (SMN) - Faahfaahino dheeraad ah ayaa waxaa laga halayaa khasaaraha ka dhashay howlgal culus oo ay xalay ciidamada Kumaandooska Danab ee Xoogga dalka Soomaaliyeed ka sameeyeen duleedka deegaanka Weelmaaro ee gobolka Jubbada hoose.   Howlgalka oo ahaa mid qorsheysan ayaa waxaa lagu beegsaday goob ay kiu sugnaayeen dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab, sida ay shaacisay dowladda Soomaaliya. Saraakiil u hadashay ciidamada gaarka...

Villa Somalia expresses hope for resolving dispute with Puntland

MOGADISHU, Somalia - The chief of staff of Villa Somalia Hussein Sheikh expressed hope that an agreement will be reached on the dispute between the Federal government and Puntland.   Speaking to the media in Mogadishu, he said that they are going to have low-level talks where both sides are looking for a solution to the political conflict, which is...

Somalia aims to overcome its challenges as talks enter second day

MOGADISHU, Somalia - The meeting between the President of Somalia Hassan Sheikh Mohamud and the former leaders at Villa Somalia entered the 2nd day.   The meeting is attended by the former President of Somalia Sharif Sheikh Ahmed, former Prime Ministers of the country; Mohamed Hussein Roble, Hassan Ali Kheyre, Omar Abdirashid, Abdiweli Gaas and Ali Mohamed Gedi, former Speakers...

Five held as weapons discovered in transport bus in Mandera

MANDERA, Kenya - Five people were on Tuesday arrested in connection with a firearm and several rounds of ammunition that were found in public transport bus.   Officers manning a barrier along Tarbaj Highway intercepted the bus after information it had contraband goods on board. The weapons were found hidden under a passenger seat. The officers later ordered the driver to head...

Shirka u dhexeeya madaxda DFS iyo kuwii hore oo galay maalintii labaad

MUQDISHO (SMN) - Magaalada Muqdisho waxaa weli ka socda shir wadatashi ah oo u dhexeeyo madaxda dowladda iyo kuwii hore ee dalka, kaas oo galay maalintii labaad.   Shirka oo ah mid xasaasi ah ayaa waxaa lagu soo warramayaa inay maanta ku biireen ra'iisul wasaare Xamza iyo guddoomiyeyaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya. Intiisa badan waxaa shirkan diirada lagu saarayaa dhammeystirka dastuurka...

Xamza oo xalay la kulmay qaar kamid ah ra’iisul wasaarayaashii hore ee dalka

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xalay hoygiisa casho sharaf ugu sameeyay labo kamid ah Ra’iisul Wasaarayaashii dalka soo maray oo kala ah Mudane Dr. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke.   Mudane Xamsa ayaa Ra’iisul Wasaarayaasha hore warbixin qoto-dheer kasiiyay shaqada Xukuumadda iyo guulaha ay ku tallaabsatay oo...

Villa Soomaaliya oo war cusub kasoo saartay khilaafka kala dhexeeya Puntland

MUQDISHO (SMN) - Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Soomaaliya Mudane Xuseen Sheekh Maxamuud oo warbaabinta ugu warramay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay arrimo ku aadan khilaafka xoogan ee haatan u dhexeeyo dowladda dhexe iyo Puntland.   Xuseen Sheekh Maxamuud ayaa shaaca ka qaaday in shirarkii ugu dambeeyay ee wadatashiga ay ka maqneyd Puntland, ayada oo uu markastaa ku casuumayay madaxweymaha dowladda federaalka...

Sawirro: Ra’iisul wasaare Xamza oo xilalka u kala wareejiyay wasiirada cusub

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta xilalka u kala wareejiyay Wasiiradda cusub ee Wasaaradaha Maaliyadda, Mudane Biixi Iimaan Cige iyo Wasiirkii hore Dr Cilmi Maxamuud Nuur, Wasiirka cusub ee Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, Mudane Maxamed Cilmi Ibraahim, si ay u gutaan waajibaadka Qaran ee loo Igmaday.   Ra’iisul Wasaaraha oo ka hadlay munaasabadaha xilalka loogu...

WARAR KALE

Somalia Takes Part in Islamic Data Protection Network Meeting in Turkey

ISTANBUL – Somalia's Director General of the Public Data Protection Authority, Mohamed Nur Olow, took part in the second meeting of the Executive Committee...

Somalia Condemns Abuse of Young Woman After Video Circulates Online

MOGADISHU – Somalia's Ministry of Family and Human Rights Development has strongly condemned what it described as a "barbaric" assault on the dignity and...

Clashes Erupt Near Baidoa Between SNA Forces and Fighters Loyal to Former Southwest Leader

BAIDOA, Somalia – Heavy fighting broke out near the southwestern Somali city of Baidoa overnight between government forces and fighters loyal to former Southwest...