Ciidamada daraawiishta Jubbaland oo dib ula wareegay deegaanka Girileey
CEELWAAQ (SMN) - Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya howlgal culus oo ciidamada daraawiishta maamulka Jubbaland ay xalay ku qaadeen deegaanka Girileey ee gobolka Gedo.
Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa innoo sheegay in dagaal qaraar uu ka dhacay halkaasi, kaas oo dhex maray ciidanka Jubbaland iyo Al-Shabaaab oo shalay la wareegay deegaankaas oo kamid ah saldhigyadii ay dhawaan...
Sawirro: Guuleed oo Catriona Laing kala hadlay wadahadallada DFS iyo Somaliland
MUQDISHO (SMN) - Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Somaliland Mudane Cabdikarim xussein Guuleed ayaa kulan muhiim ah la qaatay Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Catriona Laing
Kulanka ayaa waxaa diiradda lagu saaray dib u billaabidda Wadahadallada DFS iyo SOMALILAND iyo sidii guulo la taaban karo looga gaari lahaa.
Ergayga ayaa Wakiilka Q/M ee Soomaaliya uga...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo war ka soo saaray geerida ku timid Prof Tuuryare
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyska, ehelka iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Prof Maxamuud Macallin Cali Tuuryare.
Madaxweynaha ayaa tilmaamay in marxuumku uu ahaa aqoonyahan ku xeeldheer Qaanuunka Caalamiga, isagoo ummadda Soomaaliyeed si mutatawacnimo iyo hufnaan leh ugu soo adeegay aqoontiisa iyo khibraddisa...
War murtiyeed ka kooban lix qodob oo laga soo saaray shirkii Muqdisho + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa lagu soo gabagabeeyay shirkii wadatashiga ee u dhexeeyay madaxda dowladda federaalka ah ee Soomaaliya iyo kuwii hore ee dalka, kaas oo looga hadlay xaaladda guud ee dalka.
Shirka oo ahaa mid xasaasi ah ayaa socday muddo laba cisho ah, waxaana guddoomiyay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.
Madaxda ayaa shirkooda ka soo saaray lix...
Somalia builds consensus on ratifying fundamental ILO Convention on child labour
Federation of Somali Trade Unions (FESTU) in partnership with the International Labour Organisation (ILO) conducted a two-day awareness-raising workshop on the importance of the ratification of ILO Convention 138, which is recognised as a major step in the fight to eradicate child labour and advance decent work and social justice in Somalia, the only country in Africa that is...
Al-Shabaab Attacks military base at Kenya border
GERILEY, Somalia - Al-Shabab fighters have attacked a Somali military base handed over by Kenyan forces late last month as part of an African Union troop drawdown.
Somalia regional officials said early Thursday the base in Geriley village in the Gedo region, about 12 kilometers from the Kenya border, was captured by militants.
Ibrahim Guled Adan, the district commissioner of El-Wak...
At least 17 Al-Shabaab members, including foreigners killed in Somalia
MOGADISHU, Somalia - The Danab commandos of the SNA carried out a planned operation last night that killed 17 members of Al-Shabaab in Lower Jubba region.
A statement issued by the government said that the members killed in the raid were recently trained in Anoole area of Bu'ale district.
"A number of them were trained for explosives and they were...
Maxaa kasoo baxay shirka golaha wasiirada Soomaaliya? + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka dalka, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa ansixiyay magacaabidda Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo loo magacaabay Mudane, Axmed Saciid Maxamed, kaddib soo jeedinta Wasaaradda Amniga Gudaha.
Golaha ayaa sidoo kale ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee magacaabista xubnaha Golaha Maamulka Hay'adda...
Somali foreign minister meets with his Ethiopian counterpart
ADDIS ABABA, Ethiopia - The Deputy PM and Foreign Minister of Ethiopia, Demeke Mekonnen held a bilateral discussion with his Somali counterpart Abshir Omar Jama.
According to the Ministry of Foreign Affairs of Ethiopia, the two foreign ministers held a discussion and exchanged views on the two countries on the sideline of the 43rd African Union Ordinary Session.
The 43rd Ordinary Session of the Executive Council Session of the African Union kicked...
Al-Shabaab oo dad isku qoys ah ku weeraray duleedka Afgooye + Khasaaraha
MUQDISHO (SMN) – Faah-faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar maleeshiyaad ka tirsan kooxda Al-Shabaab ay maanta ka gaysteen duleedka degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose, iyaga oo beegsaday gaari ay la socdeen dad shacab ah.
Weerarka oo ahaa mid qorsheysan ayaa waxaa waxyeello ay kasoo gaartay saddex qof oo isku qoys ah oo la socday gaariga la rasaaseeyay, xilli...












